An Al Shabab fighter supports Farmaajo over the opposition.

A well known Facebook account(ALGHAZI) operated by the Al Shabab media wing gives their take on the current political situation of Somalia. This terrorist shockingly echos similar rehotric to many N&N supporters against the opposition.

His article:
Farmaajo iyo mucaaradkiisa maanta yaa ciil badan qaba ayaad is leedahay?!!
Aniga waxan aaminsan nahay mucaaradka ayaa in badan ka ciiloon Farmaajo oo cunaha ayey is gooyeen,
Annaga ka Jihaadiyiinta iyo inta carrabka ku taageerta Labadooda oo laba cadow ah haddana waa ay inoo kala daran yihiin oo
Mucaaradka ayaa in badan inooga daran waana cadowga 1aad ee Jihaadka iyo Jihaadiyiinta, Jihaad nacayb heerka ay ka geereen gubaaya maydka shuhaddada ayagoona intaas Maraykanka sharuur ugu raadsanaaya.
Mashruucii Maraykanka ee Ashahaado la dirirka cidda maanta calankeeda sidda Somalia waa Malayshiyaadka Maraykanka tababaray ee DANAB ee uu Belidoogle ku xaraystay ee awiirmiirtiisa ku shaqeeya
Farmaajo ciidankiisa kurbadaas ma hayso oo waxay ku mashquulsan yihiin difaaca kursiga Farmaajo ayagoona ka yuraynaaya mucaaradka damaacinaaya.
Mucaaradka oo guulaysta waxay ka dhigan tahay Maraykanka iyo xulufadiisa oo hadda saaxada ku jabay siyaasaddooda oo soo noolaata middaas oo aan hadda muuqan!!
He further states in the comment section:
Dabadhilifyadii dalkeena soo maray waxa ugu liitay Ilmo Sheekh, Xasan iyo Shariif mid waliba ayagoo gaalo u rukuucaya ayaa layska xooray
Farmaajo weligiis iskuma kurbaynin gaalada I uu ugu nacamleeyo sida kuwii asaga ka horreeyey waana sababta ay gaalada ula diriraan meesha in uu ka baxana ay ugu ahaqaynayaan habeen iyo maalin anna middaas ayey iigu kala mudnaadeen ayagoo wada cadow shisheeye kalkaal agtayda ka ah!!
 

Trending

Latest posts

Top