Garowe iyo saaka.
Halkani waa xarunta Dahabshiil Bank ee Garowe iyo Mubarak Hotel. Dadka aad ujeedaan waa Ethiopian tuugsanaya oo laga keenay Gobolka Amxaarada iyo Shucuubta Koonfureed ee Ethiopia. Dadkaan mid qolof taleefan sita kuma jiro warqada Nambarka lagu qoray oo kaliyaa ayay sitaan.
Arrintaan xal Dowlada Puntland ah ayay u baahan tahay ka hor intaan xaaladu faraha ka bixin.
Reer Gaalkacyo iyo Buurtinle arrintaan way ka tashteen