Sawirro: Fanaan Soomaali ah oo qarka u saaran in laga soo masaafuriyo Mareykanka
Minneapolis (Caasimada Online) – Jaaliyadda Soomaaliyeed ee Minnesota iyo kooxaha u dooda xuquuqda aadanaha ayaa garab siinaya fanaan Soomaaliyeed oo caan ah oo wajahaya in loo masaafuriyo Soomaaliya. Cumar Cusmaan Maxamed oo loo yaqaan Cumar Shooli ayaa la dagaalamaya isku day ay ku...
www.caasimada.net
Apparently Cumar Shooli had a drug case in 2008 and refused his appeals to stay. He has been in America since 1996 and says AS will kill him if hes deported after several apprals now they will ICE his ass