SomaliWadaniSoldier
Weeping for the Nation of 68

Madaxweynaha oo ay wehliyaan Wasiirrada Warfaafinta, diinta, guddoomiyaha gobolka Banaadir, agaasimeyaala ka socda wasaaraha qaar iyo Culimada Soomaaliyeed qaarkood, ayaa shir saxaadeed ku qabtay xafiiskiisa oo oo uga hadlay xaaladaha abaaraha daran ee ka jira Soomaaliya.
Madaxweynaha, ayaa sheegay in xaaladda abaarta ay la socdaan cudurro halis ah, isla markaana dadka ay bilaabeen in ay ka soo qaxaan gobollada ay dhacdooyinkaasi ka taagan yihiin, waxa uu boggaadiyey dedaallada ay wadaan.
The Ameer has spoken. We must follow this clear command and make duas against the drought.
May Allah bless Amir al mumineen Farmaajo for this excellent move.