All i care for is puntland

Libaax-Joore

Beesha haplogroup e-by8081
VIP
Screenshot_20200309-182912_Facebook.jpg
 

Libaax-Joore

Beesha haplogroup e-by8081
VIP
“ PUNTLAND MA FAANTO EE RUNTA AYEY SHEEGTAA “ “ #Haramcad Iyo #Gorgor Waxaan u SameysanaY #Shabeel Iyo #Galayr “ • Waxaa Amnigga Caasimadda SugaYa Ciidan Hadda Tababar Kasoo laabtaY Dalka Ruushka Oo 1.200 Oo Askari ah WalaalaYaal. • Ciidankani WaxaY Ku labisan Yihiin Hubkii Ugu Danbeeyey Oo Weli Somalia Soo Gaarin , Ciidankani Waxaa Dusha u Saaran Cuntaddii ay Bil Cuni lahaayeen. • Ciidankani WaxaY IsticmaalaYaan Drones Iyo Raadiyaha Gacanta Oo Ilaa Muqdisho laga DhegaYsan Karo , Bastooladda Belgium la Yiraahdo Ee Bowdadda ka Lusha , Ookiyaalaha Maalinta Iyo Habeenka Isku Si Wax u Arka , Waxna u Akhriya.... Xusuusin ; • Puntland WaxaY LeedahaY 26.000 Askari Daraawiish ah , 10.000 Oo Psf ah , 6.000 Oo Pmpf ah , 5.000 Oo Pissa ah , 17.900 Oo Police ah , 5200. Oo Asluub ah , 1.600 Ciidanka Ilaaladda Madaxweynaha ah , 6 Million Oo Shacab Feejigan ah. • Nabad iyo Nolol Dhaqankeedda WaxaY Rabaan InaY Xaaskaaga la hadlaan Adigoo Aqalka Jooga Oo Caruuraha Iyo Xaafadaha ka Qaraabtaan. • Siyaasadda Dr. #Deni Ayaa Naggu Metalla , Ee Afar Wiil Oo Aad lacag Siisaan Puntland Idinma Ogolaysiin karaan . CAQLIGGU HA SHAQEEYO .
 
Top