ALaha u Naxariisto Jidka ama Jeele

The short lived 1982 Hawadle rebellion.
In protest over the political purge of 1982 in which 6 prominent ministers were arrested, primarily over the arrest of the former mayor of Muqdisho and then Hawadle minister Osman Jeele, Muqdisho awoke to find leaflets cast across the city with the words Jidka ama Jidka ama jeele inscribed on them( Jeele or the Road) It turned out that dissident military officials and Hawadle Macawisley blockaded the road from Buuloburde to Matabaan virtually stopping the north-south traffic flow of the country for two weeks, the countries central highway was cut in half. Siyad barre Met Ugaas Khaliif over this and the Ugaas requested he release his kinsman first, .the rebels threatened to extend the blockade even further into Jowhar. Cusman Jeele was released and exiled to Saudi Arabia.

This is when he came back . Aniga waligeena waa ka horeeynay hawiyahaan ku shirbi jiray markii Salaad gabeyre la dilay "Hadaan la toogan toosi mee"

Waxaan kaloo dhacay wallahi billahi tallah sarkaal cabdi yuusuf XL ah oo agoonta jowhar masuul ka ahaa wiil uu aabihiis nin mareexaan ah dilay ayuu ayuu casekiisa furey. Ninkii CRDga (danbi baarista) heestey oo mx ah iyo kii wax dilay ayaa ku heshiiyeen in sarkaalka XL dilaan asagana loo dhoofiyo dibada. Ninkii aan qaraabada aheen waa la dilay XL oo markaas xaafada juungal yaaqshiid deganaa aa isku soo baxeen waa 1987kii warkii ayaa siyaad bare maqay isla markiiba euxuu amray in sarkaalkii mxka oo fakad ahaa garoonka laga soo celiyo maxkamed mmilitary ayaa sadex maaalin gudohood dil ku xuntay waana la dilay that is how xataa siyaad barre nooga baqi jiray 😎😎
Screenshot_20230518-103200.jpg

Screenshot_20230518-103216.jpg





Because he graduated from Egypt and being the only golaha sare member who was speaking Arabic he was the envoy for the Arabs




 
Last edited:
When he came back to the country August 1991

"Aargadii iyo wadadii maka mukarama uu hirgaliyay markuu ahaa mayorka mogadishu oo wax ka so dhaweysay"


Jeele wuxuu ka horyimid qabyaaladeynta "kacaanka"
Oo 80skii xoog u bilaabatey asaga iyo siyaasiyiin reer waqooyi u badan ayaa qoreen warqad in "kacaanka" la badbaadiyo waxaa lagu kuxumay toogasho iyo xabsi daain. Jeele waxaa laga joojiyay toogashadii yo xabsi daainkii kadib kacdoonii Hiiraan laakin xabsi aa lagu hayay mudo dheer intii Sacuudiga looga dirayay wuxuu ka baqaayay in hawiyaha ku deydaan Xawaadle haduu horey ka soo daayo sida ay hada noogu daydeen markaan shabaab hoofholof ka dhignay 🤣🤣




Edit sarkaalka Cabdi yuusuf ee la dilay agoonta afgooye uu qaabilsanaa oo Farmaajo ku soo korey (ciyaal orphans) ma aqaan jowhar meesha wax ku qoray 🤣🤣
 
Last edited:
Top