Al shabab kills 14 AMISOM soldiers in Balcad

Who is greater threat to Somalia, AMISOM or Al shabab?


  • Total voters
    15
  • Poll closed .

Yonis

Puntland Youth Organiser
FKD Visionary
VIP
shabaab.jpg



AL-SHABAAB OO SHEEGTAY IN AY 14 ASKARI OO KA TIRSAN AMISOM KU DISHAY DULEEDKA BALCAD


Wararka ka imaanaya degaanka Gololey oo qiyaastii 7KM dhanka waqooyi kaga beegan degmada Balcad ee gobolka Shabeellaha dhexe ayaa sheegaya in gelinkii dambe ee shalay halkaasi uu dagaal culus ku dhexmaray ciidamada AMISOM iyo malayshiyaad ka tirsan Al-shabaab oo weerar ku soo qaaday.


https://puntlandpost.net/2019/09/15...o-ka-tirsan-amisom-ku-dishay-duleedka-balcad/
 

Trending

Latest posts

Top