AL khawarij recaptured Middle Shabelle hinterland and the whole Nurdugle was burned

This is what i have been saying all the time that they depand on Hiiraan wall(Adan yabaal, ceeldheera buraale, Galcad) but cant defend in ant area far from Hiiraan borders. Waxay ku banjareen Galcad oo ciidamadii Gedo loo soo wado iyo more gorgor iyo Danab.

Waligeey wax ka fulaysan Abgaal ma arkin cagaha ay wax ka dayeen markaasaa Nuur dugle dhan la gubay. War anaga habeenkaste aan jabinaa ooy jiinka wabiga min baladweyne ilaa jalaqsi nagu soo weeraraan. Dhinaca ceelbuur ayaan ku jabinaa dhinaca guriceel syaan ku jabinaa

ABGAAL SOCIAL MEDIA WAA QARINAAYAAN WA KAAS BAARKII NUURDUGLE IYO GEEDKII KU HORYAALEU.

Screenshot_20230202-003156.jpg

Screenshot_20230201-231114.jpg

Screenshot_20230201-231114.jpg

THIS GUY IS ABGAAL


 
Last edited:

Shidane

SOMALI NATIONALIST
Langaab Xawaadle lying as Usual That was one year ago
Nothing happened in Nuurdugle even Xadoole is there addressing the People instead of making fake threads go and liberate your gobol which is half of it is controlled by Al shabab
_20230202_035605.png
PicsArt_02-01-01.06.53.jpg
 

Shidane

SOMALI NATIONALIST
_20230202_040132.png
Al shabab today attacked beerxaano in east Hiraan Xawaadle lands and killed macawiisleey they are killing your people and you still keep making fake threads about Abgaal lands there is not a single degaan of Abgaal under shabab today just don't waste your time and liberate your gobol langaab
 
View attachment 251898Al shabab today attacked beerxaano in east Hiraan Xawaadle lands and killed macawiisleey they are killing your people and you still keep making fake threads about Abgaal lands there is not a single degaan of Abgaal under shabab today just don't waste your time and liberate your gobol langaab
the different is he martyred while fighting and defeated khawaarij while your fulayaal ran from ruunnirgood to ceelbacaad and the whole Nurdugle was burned i will post the video fucking fulayaal 🤣🤣
 

Shidane

SOMALI NATIONALIST
the different is he martyred while fighting and defeated khawaarij while your fulayaal ran from ruunnirgood to ceelbacaad and the whole Nurdugle was burned i will post the video fucking fulayaal 🤣🤣
A Fuley is someone who still can't liberate his gobol after getting help from Federal government Djiboutian Army thats why you can't liberate Hiiraan From Al shabaab cope and Seethe Abgaal with out any of those liberated Middle Shabelle and East Galgaduud as of today thats One Gobol and Half
 
A Fuley is someone who still can't liberate his gobol after getting help from Federal government Djiboutian Army thats why you can't liberate Hiiraan From Al shabaab cope and Seethe Abgaal with out any of those liberated Middle Shabelle and East Galgaduud as of today thats One Gobol and Half
kkkk you hijacked my thread you have been dismissed no answer to this disaster im waiting an answer maxaa u cararteen? Hiiraan lee darbi idiin ah aad ku joogtaan galcad iyo Adan yabaal 🤣🤣
 

Shidane

SOMALI NATIONALIST
We will send Abgaal Ciidan to liberate your lands Al shabab controlls Whole West Hiiraan and still attacking your lands in East Hiraan Even your oday dhaqameed crying for help again as usual
_20230202_041801.png
 
I have got the answer from this Abgaal guy



"Qabiilka kaliya ee kuna faani kara laandheranimo waa xawaadle maxamed qormadani waa mid qaraar runtusa waa lama huraan

Xawaadle waa qabiil ka kaliya ee shabab kula diriray dhulkiisa si buuxdana isaga saaray ilaa hadana ku hor taagan jiinka webiga dhul lagu qiyaasay 300km macaawisley da xawaadle ayaana dhulkaas Difaac uga jira

Xawaadle waa qabiilka kaliya ee dilay ama xaniinyaha ka goostay horgalada shabab ka ah ee ku abtirsada beesha xawaadle ma jiro qabiil kale oo sidaas samayn kara

Xawaadle waa qabiilka kaliya ee nabadoonadiisu joogaan furimaha iyadoo qaarkood ku hashiideen iyagoo alshabab la diriraya

Xawaadle waa qabiilka kaliya ee iyadoo shabab ka fadhiyo afarta dhinac iska diiday wada hadal iyo inay khawaarijta la heshiiyaan

Habargidir iyo abgaal oo ku faani jiray inay hawiye ugu laandheersan yihiin hada waxaa loo aqoonsaday lafgaab aan dhulkooda difaacan karin hadii xitaa loo qabto

Waa maxay sababtu

Abgaal isagoo heesta ciidamadii ugu badnaa iyo hubkii ugu badnaa isla markaana ay kaabayaan kumanaan gor gor iyo danab ah ayay dhulkooda difaacan la yihiin Waxaana dhulkii la xureeyay sida ruunirgood Hilowle gaab ceelbacad galcad ilaa aadan yabaal mararka qaar soo gala alshabab

Shacabkii la rabay inay khawaarijta la diriraan soo sheegaan dowladana garab istaagaan ayaa khawaarijta horay u raacay deeganadii bilo kahor la xureeyay ayaa la waayay wax shacab ah oo dib ugu soo laabta

Habargidir iyaduna waa la mid oo xarardheere oo deex ah ayay mudo bil ku dhow la rafaneysaa iyadoon weli gaarin caad camaara bacaadweeyne jowle dumaaye iyo goobo kale oo badan

Waxay na hada dalbanayaan ciidan dheeraad ah taageero balaaran oo dowlada ah

Weligaa ma aragtay xawaadle oo dowlada ugu hanjabaya inay ka baxayaan dhulkii la xureeyay ama ay taageero siiso

Ma aragtay magaalo xawaadle oo inta la xureeyay shacabkii ay shabab raaceen oo ilaa hada aan lagu soo laaban

Ma aragtay xawaadle magaalo shabab uga baxay kadib na ay khawaarijtu dib ula wareegtay

Hadaba qabiilka xawaadle maxamed unbaan u aqoosanay inuu yahay lafwayn Dhamaan qabiilada kale ee hawiye waxay u muuqdaan kuwa daciif ah oo khawaarijta ka baqaya"
 

TekNiKo

Loyal To The One True Caliph (Hafidahullah)
let us say macawisley only works for hiiraan yet these mooryaan stole this name from us when they have no xaniinyo and evacuated their villages even after the liberation 🤣🤣

Dont worry more gorgor from balad xaawo and Xamar will be send to them 🤣🤣
Wont be surprised if Ceeldheer and Masajid Cali Gaduud fall. Its easy to capture but hard to maintain I predicted Culusow failure in this regard, they are a clan with no history of governance
 
Wont be surprised if Ceeldheer and Masajid Cali Gaduud fall. Its easy to capture but hard to maintain I predicted Culusow failure in this regard, they are a clan with no history of governance
the problem is they are too SCARED of Khawaarijta even their women have more xaniinyo than their men 🤣🤣

Facebook links not working for me what is wrong with this site?

Only two women in masagaway after the liberation.
 

Shidane

SOMALI NATIONALIST
Wont be surprised if Ceeldheer and Masajid Cali Gaduud fall. Its easy to capture but hard to maintain
Hunter Gatherer boon at least Reer ceeldheer and Cali gaduud has the guts to Fight for themselves and not rely on gorgor like you boons Al shabaab have been wrecking your people and still you haven't Fought them
PicsArt_02-02-04.36.36.png
 

TekNiKo

Loyal To The One True Caliph (Hafidahullah)
Hunter Gatherer boon at least Reer ceeldheer and Cali gaduud has the guts to Fight for themselves and not rely on gorgor like you boons Al shabaab have been wrecking your people and still you haven't Fought them View attachment 251901
Gedo has been free for 8 years, we are not like you whom is occupied.
 
I have a problem with posting facebook links this guy confirmed it cadaan lixeey uu u soo cararey "ceeldheer ay ciidankii aadeen waanoo soo daba mareen gurmad aan rabnaa". Wariyaha oo dhahay "dhulkii aad xoreeysern waa la idinka qabsadey" Abgaalka waa qarinayaan ceebtooda laakin video yaal aan heeynaa🤣🤣
Screenshot_20230202-022044.jpg
 

Trending

Latest posts

Top