AHLU SUNNA oo weerar ku dishay askar ilaalo u aheyd Jeneraal SAADAQ JOON
Dhuusamareeb (Caasimada Online) - Warar kala duwan ayaa kasoo baxaya khasaaraha ka dhashay dagaal u dhexeeyey ciidamada Ahlu Sunna Waljamaaca iyo askar ilaalo u ah Saadaq Joon oo dhowaan loo doortay ka mid noqoshada baarlamaanka 11-aad, kaas oo ka dhacay duleedka Dhuusamareeb. Dagaalka oo ahaa...
www.caasimada.net
Many soldiers were killed
ahlu sunnah have shown they are still a power to be reckoned with