The Midlands
VIP
Abgaalkii ayagaa laga isugu geeyay wixii ciidan ahaa ee somaliweyn loo tababaray ama ciyaal weero haloo isticmaalo ama their empty east middle shabeele iyo ceeldheer halagu difaaco maxay Ceelbuur Xoreeyaan 7 bilood ay budbud qaban la yihiin sii soco soo soco gadaasheenay mareen 

Mahad Salaad iyo waxaa isku dhacay QoorQoor oo aaminsan in sheekadaan asaga lagu hilfa qaadayo. Mahad salaad ayaa qoranaya 1000 askar Cayr ah halka HGta kale 500 uu ka qorayo oo laleeyahay Ceelbuur ayaa lagu Xoreyn hadhoowna waxaa loo isticmaali QoorQoor oo 6 bilood u hartey
Hassan Sh waa bartey itaalka beeshiisa tabarta yar oo darbiga Xawaadle ku tiirsan from Ceelbaraf to Budbud intaa ka badan waa socon waayeen

Last edited: