After the failure of Abgaal front, they are moving the war into the Cayr front kkkkk

Abgaalkii ayagaa laga isugu geeyay wixii ciidan ahaa ee somaliweyn loo tababaray ama ciyaal weero haloo isticmaalo ama their empty east middle shabeele iyo ceeldheer halagu difaaco maxay Ceelbuur Xoreeyaan 7 bilood ay budbud qaban la yihiin sii soco soo soco gadaasheenay mareen 🤣🤣

Mahad Salaad iyo waxaa isku dhacay QoorQoor oo aaminsan in sheekadaan asaga lagu hilfa qaadayo. Mahad salaad ayaa qoranaya 1000 askar Cayr ah halka HGta kale 500 uu ka qorayo oo laleeyahay Ceelbuur ayaa lagu Xoreyn hadhoowna waxaa loo isticmaali QoorQoor oo 6 bilood u hartey

Hassan Sh waa bartey itaalka beeshiisa tabarta yar oo darbiga Xawaadle ku tiirsan from Ceelbaraf to Budbud intaa ka badan waa socon waayeen 🤣🤣

Screenshot_20230717-094735.jpg



 
Last edited:

bidenkulaha

GalYare
HSM has realised only realistic capture of Ceelbuur is from Dhusamareb. 2014 all over again but this time we’re better prepared holding it as we’ve got enough troops to clear out the countryside. Just need to open supply route, back in 2016 we had to use air drops for resupply and had no gurmad ability.

Cayr can support Duduble taking Ceel-lahele, Ceel-Garas and Ceel-Qoxle. Then Ceelbuur should be impossible to defend for Shabaab.
 
Top