Hay'adda Nabadsugida iyo Sirdoonka Dowlada KGS oo maanta soo bandhigtey Afar Dhagar qabo oo ka tirsana Maleeshiyada waqtiga ka dhamaadey ee Khawaariijta.
Isasoo dhiibayaashan ayaa Khawaariijta u qaabilsanayeen waxa ay ugu yeeraan Jabhada, ayagoo kasoo dagaalameen gobolada Shabeelooyinka, Hiiraan iyo Gedo.