Af-Soomaali_ Sheekooyinka ila qosolka_thread

Status
Not open for further replies.
It's not me though...

Gabadh reer Hargeysa oo aan rabay inaan guursado ayaan gurigooda booqday si aan reerkoda u soo kala barto.

Anigoo fadhiya qolka fadhiga oo sugaya gabadha hooyadeed iyo reerka intiisa kale ayaa wiil yar oo laba sano jir ah intuu so galay qolkii bahal dhuusa ku sii daayey !!!
kadibna iska baxay markasay bahashii qolkii wada qabsatay dhinacyada ayaan fiiriyey mise qolkuba daaqad malaha, waa kaligay oo ilama socdo qof labaad oo ceebta ila qaybsan lahaaa waxaan is idhi wiilka yar soo qabo oo hayso si loo garto inuu isaga yahay mise maba joogo oo wuu sii ordayaa !!

Waxan is idhi shaadhka ma la baxdaa oo bahasha albaabka maka saarta, intaan laguu soo galin, hadana waxan sawirtay islaantii sodohday oo iiso gashay anigoo sidii nin waalan shaadhka warejinaya iyo calooshaydii waynayd oo qaawan!!

Alla ceeb iyo naxdin waynaa, talaaa igu cadaatay
waxaan is idhi xabad sigaara ma shidataa si qiiqu u baa'biiyo urta bahasha, hadana waxaan xasuustay habeen ay gabadhu igu tidhi hooyaday jaadka iyo sigaarka way ka xanaaqdaa ee yaan la ogaan inaad isticmaasho !!

Waxan raadiyay warqad aan gubo laakiin waan waayay. Markaan waxkale waayay ayaan gubay daahyadii daah ka mida wa xooga marku qiiqay ayaan bakhtiyey.

Anigoo daalay oo dhididku iga dareerayo laakiin qolku wa xooga sidii hore yar dhaamo ayay islaantii ii soo gashay maraksay igu tidhi hooyo ma meel dheer ayaad kaso lugaysay waa maxay dhididku ?
Saw tii la lahaa laba gaadhi ayuu leeyahay?
Maya hooyo aqalka dhexdiisa ayaan jimicsi ku yar sameeyay !!!
Islaanti oo ila yaaban ayaan hadana waydiyey eddo caruurtu caano nooce ah ayaad siisan ?

Hooyo caano NURA ayay cabaan laakiin maxaad ku keentay su'ashaas?

Markaasan ku idhi haa waan gartay in wiilku Caano NURA kaso dhargay, Mansha allah waa caano booratiin badan !!

Islaantii oo la yaaban hadaladayda ayaaa iyadoo sii baxaysa tidhi bal aan kugu yeedho naagti malaha iyadaa ku afgaranysee !!!

Daqiiqad kadibna waxan maqlay iyadoo islaanti gabadheedii / inanteedii ku leh "Naa malaha xashiishad ayuu qolka ku dhex cabay qiiq si kale ah ayaaa qolka ka uraaaye
Hadalkiisuna sax maahe oo waan fahmi wayay wuxu ka sheekaynaayo ninku "

Laba maalmood kadibna waxa la ogaday inaan anigu daahyada gubay
Sidaas ayaan ku wayay gabadhi aan rabay inaan guursado

sababtana waxa lahaa ilmahaas yar ee caano Nura -daa ka soo dhargay
 
'WAANAY DHICI KARIN'

Nin xajiyoo Sucuudiga ka shaqaysan jiraray baa wuxuu qabay xaas uu aad uu jecelyahay waxayna daganayd magalada hargaysa.

fasax walba wuxuu iman jiray magalada xajigi wuxuu guursaday gabadh kale oo uu u guursaday si qarsoodiya. Marku yimadaba wuxuu kusoo dagaa min waynta. Marku mudo joogo ayuu yidhahdaa waan caana donanayaa ama waan dhofaya markasu xaska yar u tagaa.

Wuxuu sidaa uu qababa waxay u dhashay 2 laba caruura sidii cadada ahayd sucudigu diyaarad kasoo racay markay hargaysa istidhi fadhiso diyaradii bay cilad ku timi bayloodki diyaradaa soo hadlay oo yidhi diyaradda ciladbaa ku timi taayirradii baa soo bixi waayay markaa beerkaan ku fadhiisinayaa cid ka badbaadi allaa yaqanee sii dardaarma.


Dadkii baa wada dardaarmay ninkii odayga ahaaba isna dardaarmay intasoo caruuraan leyahay hanti badan baa halkaa iitaal xaas aan qabo oo an la ogayn baa jirta waa hebla hebel hebel laba caruurayna ii haysaa.


Odayga saw niman la xididaaba saaran diyaaradda wax yar ka dib ba hadana bayloodkii hadlay oo yidhi alxamdulillaah ciladdi way hagaagtay si caadiyana waynu u fadhisanaynaa. Dadkiiba wada farxay odaygibaa ka dhaxbooday oo yidhi(WAANAY DHACAYN DEE) ma markaanu wax walba sheegnay baad ledahay way hagaagtay war bahasha beerka ku fadhiisi ha laka hadheee!!!!!
 
Gabadh yar oo aan guur iyo afaarihiisa waxba ka aqoon ayaa nin lagu daray ama loo guuriyey,
Arooskii markuu dhamaadey ee la gaadhey xiligii waajibaadka qaran ee qoyska u yaala si wada jira loo qabsan lahaa ayuu ninkii dharka soo dhigtay oo xagii inanta soo aadey
Oohin iyo qaylo ayay ooda ka qaadey waxayna tidhi maxaa dhacay.inkastoo uu wiilkii isku dayey inuu u sharaxo xilka qaran ay tahay inay qabtaan hadana wey diidey oo waxay tidhi waa inaan aabahay lasoo tashadaa .
Subaxdii ayay aabeheed u sharaxdey wixii dhacay oo waxay tidhi (aabe ninka masuul ayaan moodayee wuu isu kay soo qaawiyey)kkkkkkkkkkkkkkkkk.
Odeygii talaa ku cadaatey si uu inanta wax u fahansiiyo wuxuu warkii ugu soo koobay aabe diinteenaa saa ina faraysa ee ka yeel wuxuu rabo.
Habeenkii danbe inantii wey yeeshay weyna u bogtay adeegyada kala duwan ee sharkada telesom bixiso kkkkkk
Subaxdii ayay aabeheed u timi oo ku tidhi ((aabe diinteenu macaanaa))
 
It's not me though...

Gabadh reer Hargeysa oo aan rabay inaan guursado ayaan gurigooda booqday si aan reerkoda u soo kala barto.

Anigoo fadhiya qolka fadhiga oo sugaya gabadha hooyadeed iyo reerka intiisa kale ayaa wiil yar oo laba sano jir ah intuu so galay qolkii bahal dhuusa ku sii daayey !!!
kadibna iska baxay markasay bahashii qolkii wada qabsatay dhinacyada ayaan fiiriyey mise qolkuba daaqad malaha, waa kaligay oo ilama socdo qof labaad oo ceebta ila qaybsan lahaaa waxaan is idhi wiilka yar soo qabo oo hayso si loo garto inuu isaga yahay mise maba joogo oo wuu sii ordayaa !!

Waxan is idhi shaadhka ma la baxdaa oo bahasha albaabka maka saarta, intaan laguu soo galin, hadana waxan sawirtay islaantii sodohday oo iiso gashay anigoo sidii nin waalan shaadhka warejinaya iyo calooshaydii waynayd oo qaawan!!

Alla ceeb iyo naxdin waynaa, talaaa igu cadaatay
waxaan is idhi xabad sigaara ma shidataa si qiiqu u baa'biiyo urta bahasha, hadana waxaan xasuustay habeen ay gabadhu igu tidhi hooyaday jaadka iyo sigaarka way ka xanaaqdaa ee yaan la ogaan inaad isticmaasho !!

Waxan raadiyay warqad aan gubo laakiin waan waayay. Markaan waxkale waayay ayaan gubay daahyadii daah ka mida wa xooga marku qiiqay ayaan bakhtiyey.

Anigoo daalay oo dhididku iga dareerayo laakiin qolku wa xooga sidii hore yar dhaamo ayay islaantii ii soo gashay maraksay igu tidhi hooyo ma meel dheer ayaad kaso lugaysay waa maxay dhididku ?
Saw tii la lahaa laba gaadhi ayuu leeyahay?
Maya hooyo aqalka dhexdiisa ayaan jimicsi ku yar sameeyay !!!
Islaanti oo ila yaaban ayaan hadana waydiyey eddo caruurtu caano nooce ah ayaad siisan ?

Hooyo caano NURA ayay cabaan laakiin maxaad ku keentay su'ashaas?

Markaasan ku idhi haa waan gartay in wiilku Caano NURA kaso dhargay, Mansha allah waa caano booratiin badan !!

Islaantii oo la yaaban hadaladayda ayaaa iyadoo sii baxaysa tidhi bal aan kugu yeedho naagti malaha iyadaa ku afgaranysee !!!

Daqiiqad kadibna waxan maqlay iyadoo islaanti gabadheedii / inanteedii ku leh "Naa malaha xashiishad ayuu qolka ku dhex cabay qiiq si kale ah ayaaa qolka ka uraaaye
Hadalkiisuna sax maahe oo waan fahmi wayay wuxu ka sheekaynaayo ninku "

Laba maalmood kadibna waxa la ogaday inaan anigu daahyada gubay
Sidaas ayaan ku wayay gabadhi aan rabay inaan guursado

sababtana waxa lahaa ilmahaas yar ee caano Nura -daa ka soo dhargay
Kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk
Funniest thing I heard in my life
Ma guursatay gabadhi marka
Qolka aa ka urisay
Dahyada aa ka gubtay
Hoyadeed aa ka baqsiisey
 
Gabadh yar oo aan guur iyo afaarihiisa waxba ka aqoon ayaa nin lagu daray ama loo guuriyey,
Arooskii markuu dhamaadey ee la gaadhey xiligii waajibaadka qaran ee qoyska u yaala si wada jira loo qabsan lahaa ayuu ninkii dharka soo dhigtay oo xagii inanta soo aadey
Oohin iyo qaylo ayay ooda ka qaadey waxayna tidhi maxaa dhacay.inkastoo uu wiilkii isku dayey inuu u sharaxo xilka qaran ay tahay inay qabtaan hadana wey diidey oo waxay tidhi waa inaan aabahay lasoo tashadaa .
Subaxdii ayay aabeheed u sharaxdey wixii dhacay oo waxay tidhi (aabe ninka masuul ayaan moodayee wuu isu kay soo qaawiyey)kkkkkkkkkkkkkkkkk.
Odeygii talaa ku cadaatey si uu inanta wax u fahansiiyo wuxuu warkii ugu soo koobay aabe diinteenaa saa ina faraysa ee ka yeel wuxuu rabo.
Habeenkii danbe inantii wey yeeshay weyna u bogtay adeegyada kala duwan ee sharkada telesom bixiso kkkkkk
Subaxdii ayay aabeheed u timi oo ku tidhi ((aabe diinteenu macaanaa))
All tan waa ceeb
Istaqfurullah kkk
 
Status
Not open for further replies.

Trending

Latest posts

Top