Af-Soomaali Thread

Kpop ah war bisinka wth
adeer indhoyarta iska ilaali waa dadqalato dadka nool ayay dubtaan ay ololiyaan kadibna kimchi stew ka dhigaan

kkkkkkkkkkkkkkkkkkkk


Adeer ninka maalintaan guursado ayuu noqonayaa nin Somali ah oo reer Muqdishu ah oo Cad-cad ah. No more indhayar. Waxaan uu bixinaya โ€œCha Eunwoo Samatar ina Aw-Aden Xaaji Ismaacil.โ€
 
:damnmusic:
IMG_20200415_232706.jpg
 

Trending

Top