Af-Soomaali Thread

Villainess

smooth talk on a rainy summer evening
Insha-Allah, nin Kpop group ku jiraa ayaan gursaan doona. Kooxdu ku jiro waxaa laa dhaha ASTRO. Waa nin dheer oo qurux badan oo lix-pack leh. Af-Somaaliga markaan baaro, reerkay waxaan ku sheegaya inuu yahey nin cad-cad ah, oo Somali ah. Aniga iyo xaajigeyka mustaqbalka hala noo duceeyo!!!
:geek:

View attachment 166406
Why ASTRO out of all groups tho loooool
 
Lostbox

「Immortal Sage」| Qabil-fluid
VIP
I don't know either that well we in the same boat
Are future generations are going to deal with are mess. If you think the current identity crisis going on with are young somalis is bad. I cant imagine that next
:wowsweat:
 
Boogie

Islam wins doesnt take Ls Long Live Somalia 🇸🇴
Are future generations are going to deal with are mess. If you think the current identity crisis going on with are young somalis is bad. I cant imagine that next
:wowsweat:
No it's good all my cousins speak fluently its just because I haven't gone to somalia yet
 
Why ASTRO out of all groups tho loooool

I'm not even into Astro. Haven't heard one song of theirs. But have you seen Cha Eun Woo nowadays? Sheeeiiit, he lookin mighty fine. He's gotten quite buff, pure hunk of muscle and sexiness.
 
Karim

I could agree with you but then we’d both be wrong
HALYEEY
VIP
I'm struggling to write Somali even with my nursery level Somali
:wowsweat:
Thread kaan lagama ogola English. Yaan ku arkin adigoo soo qoraya English mar danbe. Hadii kale waan ku qarxinayaa.
 
Villainess

smooth talk on a rainy summer evening
I'm not even into Astro. Haven't heard one song of theirs. But have you seen Cha Eun Woo nowadays? Sheeeiiit, he lookin mighty fine. He's gotten quite buff, pure hunk of muscle and sexiness.
I’m not into Astro either but Eun Woo is all over my tiktoks when people make edits of him :dead:
 
J-Rasta

Inactivated
VIP
Lakiin dad badan baa wax ka bartay sida wax loo qoro iyo macluumaad badan oo kale. Waxaa kale uu internetka sababay online classes adiga oo meelkasta jooga in aad wax baran kartid. Qofkasta oo maskax furan wuu ka faaideysan karaa oo hormar wuu gaadhi kara isaga oo isticmaalayaa khadadkan kala duwan, waxay ku xidhan tahay adiga iyo habka aad rabtid in aad u noolatid.

Hore weli uma ay dhicin in aad si fudud u heli kartid macluumaad badan ay dadku berigii hore u safri-jireen bilo ama sanateyn in ay soo helaan. Haddana inagoo oo fursadaa haysana beynu aad u hooseynaa oo dib u dhac aad u weyn inoogu dhacay. Qolfaafo socoto oo computer madax ka gumeystay beynu noqonay.

Xal maxaad dhihi-laheyd baa u ah? Anigu uma maleynayo in uu jiro maadama ay dadkii waaweynaa ka daranyihiin dhalinyarada. Wadamadan hormarey waa laga hadlaa dhibaatada uu ku sameeyay marka la eego caafimaadka bulshada, khaasatan dhalinyarada oo dareemaya in aaneyn rajo iyo farxad jirin. Waa in laga hadlo saameynta ay u keeni karto bulshada soomaliyeed khaasatan ciyaalka iyo dhalinyarada hadii qaab faraha ka baxsan loo isticmaalo.
Marka hore waxaan tahniyad u diraya dhamaan inta ka soo qayb galay thread-kaan inta ku hadlaysa afkeena hooyo ee suubanaa ee marnaba ka faanin .
Waxaan idiin leeyahay ku soo dhawaada barnaamijka fallanqeynta, ka qayb gala ku hadalka afka Soomaaliga ,mudanayaal iyo marwooyin.

Horta arrinta aad soo jeedisay waa xaqiiqatan oo aan la awoodin in dhinaca kale la eego , saameynta isticmaalka baraha bulshada kuma koobna kaliya , kumana eko dhalinyarada , waa in ku dhawaad dhowr sanadood la soo hadal hayay haddii runta laga hadlo, daliil waa laga hayaa inta internet-ka abuse garayay
waana la soo xaqiijiyay in jiilalka naga horeyeen ama dadka dhaafay da'da afartanaad iyo inta ka sookeysa in ay ka daran yihiin kuwa ka yar, ayna ku jiraan marxalad aad u liidato.

Waliba dadka Qurbojoogta , tusaale waxa inagu filan haddii aanu YouTube-ka wax ka raadino wax dadkeena ku saabsan , kaba soo qaad in aan wax ka fiirinayay "random search" waxaan ku qoray erayga "Soomaali" ama ku hoos qoro tuulo ama deegaan ka mid ah kana tirsan meelaha soomalida degata , waxa kuu soo baxaya ,
labadaada indhood na wa ku arkaysa
oday ama islaan caraysan cuqdadi iyo nacaybka ka tambadiyeen oo meeshaas Qabiil u fariisteen , hadalo fool xun hayaa waaxaaba ka daran kuwa shaqo la'aanta haysata oo Live-streamka maraayad ka dhigteen shaqo la'aan awgeeda.

Waana nasiib xumo in cudarkaan u gaaray daljoogta weliba Somalia oo qiimaha internet-ka ka jaban yahay dalal badan qaaraddaan ka tirsan , markasta qiimo dhimis ay jirto taas na waxay soo jiidanaysa bulshada ay si fudud ay u galaan , in kasto aanan ka helin xakuumada dalka jaarka lana ah ee dalkae Ethiopia, qiimaha internet kooda waa qaali , shacabka ma awoodan in ay soo furtaan , badana joornaalo ama Idaacado ayay ka war doonaan , hasa yeeshee inta awooda dowladooda ayaa marwalba raad heyaa ruux walba bogga u galo , tusaale ahaan meelaha xun xun ayay restrictions ayay ku dejiyaan , run ahaanti waan jeclaan lahaa in regulations sidaas iyo lamid dalkeena lagu fuliyo oo meela badan laga xirto laakin ma rabno hab u dhismeedka mucangagnimo ama kaliye ku talisnimada , balse siyaaba kale oo laga hortagi karo ayaan marwalba la fallanqeya asxaabta isku ra'yiga oo ku raacsan mooshinkaan in dastuurkeena lagu salleyo , dadkeena in kudhawaad 30 sannadood dowlad meysan arag , noloshooda waa free-for-all iyo no-protocol , meesha ay doonaan ayay sida daqsiga koobka shaaha galaya oo kale ayay u galaan meelaha aan munaasabka aheyn ama habooneyn.

Waa run in internet-ka wax yaale tayo leh laga barto , wax badan laga faaiidaysto , ileen waa sida badmaaxa oo kale macluumaad oo dhamaanin laga helo, dad badana noloshooda horumar ka gaareen gaar ahaan kuwa xirfado aan inta lagu soo koobin karin ka barteen kadibna ay nolol maalmeedkooda ama qutulyawmka sida loo yaqaana ka bacmucshiraystaan laakinse marka la qiyaaso dadkaas fara ku tiris ayay noqonayaan , waxaa badan kuwa malaa yacniga u fariisata ee wax kudhaafad lamid ah bandhigataan .

Waxaan rajaynay in aad hada si fiican ufahantay , hadalkaaga boqol kiiba boqol waan ku raacsanahay

Laakin soo kulama ficna in dadkeena jaahilnimada, qabyaalada, siyaasada foosha xun, xumaanta, takoorida dadka la hayb sooco iyo saboolnimada in marka hore laga saaro
 
Ninyahow adigu dhowr bog ayaad markiiba soo qoraysaa

Naga daa copy paste ga
 
J-Rasta

Inactivated
VIP
Insha-Allah, nin Kpop group ku jiraa ayaan gursaan doona. Kooxdu ku jiro waxaa laa dhaha ASTRO. Waa nin dheer oo qurux badan oo lix-pack leh. Af-Somaaliga markaan baaro, reerkay waxaan ku sheegaya inuu yahey nin cad-cad ah, oo Somali ah. Aniga iyo xaajigeyka mustaqbalka hala noo duceeyo!!!
:geek:

View attachment 166406
Kpop ah war bisinka wth
adeer indhoyarta iska ilaali waa dadqalato dadka nool ayay dubtaan ay ololiyaan kadibna kimchi stew ka dhigaan

kkkkkkkkkkkkkkkkkkkk
 
Jungle

VIP
Mininkeyga mininkaga waaye wa dhamaati ee bisha dambe lee no tahay nh. Roorkaa xamar ka bilawdiin ilaa akhiro aas socoha asi.
 
Cartman

reformed
I’m a girl
0B689E4E-1D10-44BA-8032-A1DCE15682E3.jpeg
 
Top