Af-Soomaali Thread

J-Rasta

Inactivated
VIP
Okay , waxaan galay baraha bulshada ee dadweynta adeegsadaan gaar ahaan bogga Google , waxaan ka raadiyay waxyaabo shactiro ah oo aan rabay inta ka haray asbuuca dhamaadkeeda in aan waqtigayga ku madadaalo iyo sheekooyinka iska maaweelo ah oo ku qoran luuqada English-ka oo aan doonayay in aan PDF ahaan ka daabacsado , copy ku sameeyo oo aan app kale ku akhristo sida E-Book
inkasto aan ku nool nahay dunida saddexaad waliba qaaraddaan barakaysan hadana dadka ku nool ka muuqato in meel laga inkaaray , waa garan karta in qof ka marnaba hormuud Ka noqon karin haddii u badato ishalaynta isticmaalka internet ee marnaba kaa go'in , Nafsadooda lama huraan u noqoto ayaa halis teeda leh , ama in laga maarmi waayo adeegsida.
Marka waxaan ula jeeda , ama aragtidayda ila tahay, in tiknoolajiyada casriyaysan ee sida deg deg ah afarta koona u faaftay marqaati aan ku wada nahay in u si dhaafsan u galay dadweynta Soomaaliyeed , xoog u badalay maskaxdooda saameyn na u yeelay habka ay bulshadaas u wada xiriiraan.
Laakin inta aan u gudbin dhibaatooyinkeeda , waa in dib loo fiiriya la na eega hadafka u leeyahay iyo sido loo alifay internet-ka
Shabakada bulshada ayaa inoo fududayay isgaarsiinta fariimaha iyo wararka la kala gudbiyo sida Facebook, Twitter, MySpace, Linkedln, ayay inoo suura galiyeen in malaayiin qof oo dunida dacaladeeda kala jooga in si sahlan is xariiraan.

Hasa yeeshee kuwaas oo inoo sahlay in si Fudud Loo wadaago, Loona Ogaado waxyaabaha Dunida ka socda iyo socdaalkeeda.Hadaf kooda miyaanu garan karna?
Jawaabtu waa in baaris dheer loo galo oo mudo qaadanaysa.

Sida dirinta Fariinta mobile-kaaga ku hoos qoran, iyo war-bixin wax ku qorto, wajahada hore ee kuu gaarka ah, kuwaad ugu jeceshahay baraha bulshada, si aad asxaabtaada ugu sheegto xaaladaada, uguna gudbiso, aragtidaada, ulana wadaagto waxyaabaha aad samaysid ama qabanayso noloshaada.

Baraha bulshaduu waxay u sahleen dadka, inay taleefan u diraan ehelkooda ka fog, gaas oo lacag qiimeheedu aad u hoosayso kaga baxdo, dadkuna ay kaga raysteen shirkadihii isgaar-siinta oo iyaga qaadan jiray lacag haraaga oo aad u sarayso marka la bar bar dhigo.
Waxa intaas dheer, baraha bulshaduu waxay fududeeyeen inaad barato asxaab badan oo meelo kala fog ku sugan , hadii u noqoto asxaabtaada asxaabtood, iyo asxaab kale oo meelaha dadku iskugu yimaadaan ku kulantaan.

Maalinba maalinta ka dambaysa waxaad aragtaan in u sii badanaya tirada dadka isticmaala boggaga kala duwan, aad bay u sii kordheen, waxaa taaso ka maqnayn in ay jirto casriyeyn lagu sameynayo goobta dadka adeegsadaab, si dadku ay u isticmaalaan si fudud, ugalana kulmaan waxyaabo cusub.

Malaayiin Qof ayaa hada isticmaala, waxaanay leeyihiin qolol u gaara, oo ay asxaabtooda kula wadaagaan, muuqaalo, sawiro, we iraalo, aragtiyo, iyo waxyaabahay qabanayaan noloshooda.

Waxa jira dad badan oo dunida magac ku yeeshay, sida dad caan San ahayn markii hore, Balse horumar ay ku sameeyeen habka ay wax u soo gudbiyaan baraha bulshada ay raali galisay dad badan, una sahashay inay ku xidhnaadaan barohooda, kumanaan-kun oo qof, xiiseynayaan.

Waxa iyaguna jira boqolaal kun, oo qof oo ku xiran boggagaasi, kuwaas oo la socda, warbixinada ay boggagaasi soo gudbiyaan, sidoo kale waxa jira Boqolaal kale oo ku xiran, Dad caan , oo la socda waxyaabaha ay dadkaas caanka ah qabanayaan.

Hadaba nimco waliba Nusqaan bay leedahay, inkasto meeshaas ay saameyn ku yeeshaan dhinac kasta oo nolosha dadka ah,waxaanse ka eegayna dhanka arimaha bulshada, saameynta dhalinyarta.

Soomaali ahaan; dhalinyarta soomaliyeed ayaa ah kuwo ay saameysay dhibaatadan baaxsan , waxaanay ku lumiyaan waqti aad u tiro badan inta ay fikiri lahaayeen, waxbadana ay ku qabtaan ama ay kaga faa’idaystaan , haday noqoto xiliyada ay shaqada ku jiraan iyo wakhtiyada waxbarashada.

Kuwaas oo arimaha ku saabsan siyaasada iyo waxyaabaha ay warbaabihinta soo qorto , waxyaabaha ay ku dhex milmeen dhalinyarta , sida aan ka marqaati furi karna inta badan ay wax mala awaal ah oo wax micno laheyn noloshooda waxno ku soo kordhinin ka faalleeyeen, balse waxa ka maqan ayaga inay buuxiyaan kaalintooda, maankaa bani-aadamka waa sida amniga oo kale loo kaashado , aadanahu waa in u maankiisa kaashan karo, awood na u yeesha in u kala saari karo waxa dhabta ah iyo waxa been abuurka ah.
Baraha bulshaduu waxay Saameyn weyn u yeeshaan dhalinyaradeena.

Dhalinyartu waa kuwa ugu badan ee isticmaala baraha bulshada, waxaanay u nugul yihiin dhibaatooyinka ay leeyihiin barahu.

Sida; inay kala kulmaan waxyaabo fawaaxish ah, ama xun xun, sawiro qaa-qaawan iyo muuqaalo isha la saari karin.

Dhanka haasaawaha;

Haasaawuhu inkastuu soo maray marxalado badan, oo waayadii hore wiilasha iyo gabdhaha intay midba geed dhinac kala istaagaan lays dhaafsan jiray kaftan farabadan oo xigmadaysan si siyaasad leh is u shukaansan jireen.
Maanta waxa da'yartu badalay ama mashquuliyay was heesaha Young Thug iyo Meek Mill ay kor u dhalacaan , Snapchat ay wax isku tuuraan , Tik-Tok ay ka niikiyaan sida wax dhaqanki ka lumay , waa ayaan daro Soomaalida soo food saaratay waa arin aad u argagax ah , haysata dhalinyarada soo barbaarayaan , marqaati ayaan ka ahay, teeda kale isticmaalka Twitter-ka wuxu noqday meel sunta ka soo kamkamaya , qofka barahaas isticmaala u la mid yahay qof maangaab ah oo lixaad laheyn, sababta ah meeshaas caqliga ayaa marwalba nusqaamaysa.
 
Insha-Allah, nin Kpop group ku jiraa ayaan gursaan doona. Kooxdu ku jiro waxaa laa dhaha ASTRO. Waa nin dheer oo qurux badan oo lix-pack leh. Af-Somaaliga markaan baaro, reerkay waxaan ku sheegaya inuu yahey nin cad-cad ah, oo Somali ah. Aniga iyo xaajigeyka mustaqbalka hala noo duceeyo!!!
:geek:

image_readtop_2020_1239797_16068869794455495.jpg
 
Nalle

🥰🥰🥰

Lakiin dad badan baa wax ka bartay sida wax loo qoro iyo macluumaad badan oo kale. Waxaa kale uu internetka sababay online classes adiga oo meelkasta jooga in aad wax baran kartid. Qofkasta oo maskax furan wuu ka faaideysan karaa oo hormar wuu gaadhi kara isaga oo isticmaalayaa khadadkan kala duwan, waxay ku xidhan tahay adiga iyo habka aad rabtid in aad u noolatid.

Hore weli uma ay dhicin in aad si fudud u heli kartid macluumaad badan ay dadku berigii hore u safri-jireen bilo ama sanateyn in ay soo helaan. Haddana inagoo oo fursadaa haysana beynu aad u hooseynaa oo dib u dhac aad u weyn inoogu dhacay. Qolfaafo socoto oo computer madax ka gumeystay beynu noqonay.

Xal maxaad dhihi-laheyd baa u ah? Anigu uma maleynayo in uu jiro maadama ay dadkii waaweynaa ka daranyihiin dhalinyarada. Wadamadan hormarey waa laga hadlaa dhibaatada uu ku sameeyay marka la eego caafimaadka bulshada, khaasatan dhalinyarada oo dareemaya in aaneyn rajo iyo farxad jirin. Waa in laga hadlo saameynta ay u keeni karto bulshada soomaliyeed khaasatan ciyaalka iyo dhalinyarada hadii qaab faraha ka baxsan loo isticmaalo.
 
Nalle

🥰🥰🥰
Insha-Allah, nin Kpop group ku jiraa ayaan gursaan doona. Kooxdu ku jiro waxaa laa dhaha ASTRO. Waa nin dheer oo qurux badan oo lix-pack leh. Af-Somaaliga markaan baaro, reerkay waxaan ku sheegaya inuu yahey nin cad-cad ah, oo Somali ah. Aniga iyo xaajigeyka mustaqbalka hala noo duceeyo!!!
:geek:

View attachment 166406
Waxaad ka ilawdey in aad dadka u sheegtid in xaajigaagu uu marsado kiriimooyin la isku cadeeyo iyo bootar, marmarka qaarna waxaaba dhacday in uu afka bahal-yaroo cas ku soo dhajisto. :umad:
Waxaan kale oo maqlay in ay nimanka kooreyaanka ay qaliin cosmetics ah ay galaan iyaga oo badalaya qaabka uu ilaahay u abuuray. Weliba waa wadanka koobka ugu sida waji-badalida iyo qaliinka sanka iyo camanka ay ku sameeyaan.:mjlaugh::ohdamn:
 
Waxaa dadka looma sheegaye, waa ku sidee?:faysalwtf:

Labadeena ayee noo dhaxeysa.
 
Trending

Latest posts

Top