TekNiKo
Loyal To The One True Caliph (Hafidahullah)
"Kenya waa inay Ciidan milatari ah geyso xadka badda ee ay Soomaaliya kula muransan tahay"
Baarlamaanka dalka Kenya ayaa dalbaday in dowladdu ay qaaddo tallaabooyin dheeraad ah oo lagu difaacayo jiritaanka waddanka iyo xuduudaha dhulka iyo badda, waxaana ka mid ah in ciidan milatari ah la geeyo xadka biyaha ee ay ku muransan yihiin Kenya iyo Soomaaliya.
Hoggaamiyaha aqlabiyadda baarlamaanka Kenya Aadan Barre Ducaale iyo dhiggiisa tirada laga badan yahay ee aqalka John Mbadi ayaa gudbiyay mooshin ay si wada jir ah u saxiieen labada xisbi ee ugu waaweyn dalka, kaasoo loogu xusul duubayo sidii loo xaqiijin lahaa in Kenya ay xajisato xuduudaheeda.
Labada hoggaamiye ee ugu awoodda badan golaha sharci dajinta ayaa sidoo kale dalbaday in dowladda uu hoggaamiyo madaxweyne Uhuru Kenyatta ay arrintan uga dacwooto golaha amaanka ee Qaramada Midoobay.
Xildhibaannada ayaa laga dhowrayaa in ay ka doodaan mooshinkan, waxaana haddii lagu guuleysto ansixintiisaay dowladdu ku khasbanaan doontaa inay qaaddo dhammaan tallaabooyinka loo soo jeediyay.
Aadan Ducaale oo BBC-da la hadlay ayaan weydiinay in ujeeddadoodu ay tahay inay awood ciidan u adeegsadaan arrin uu kiiskeeda horyaallo maxkamad caalami ah, wuxuuna yiri: "Dastuurka waddanka Kenya wuxuu awood siiyay Madaxweynaha, wuxuu awood siiyay ciidamada milatariga ee Kenya, kuwa badda iyo kuwa cirkaba, wuxuuna farayaa inay waqti kasta ilaaliyaan xuduudaha iyo jiritaanka Kenya, marka haddii la waayo waanwaan diblomaasiyadeed, madaxweynuhu wuxuu ku khasban yahay inuu difaaco dastuurka waddankan ee uu ku dhaartay".
Mudaneyaasha baarlamaanka Kenya ayaa dowladda ku cadaadinaya inay Soomaaliya heshiis kala gasho muranka dhinaca badda, kahor inta uusan go'aan kasoo bixin maxkamadda caddaaladda adduunka ee ICJ.
https://www.bbc.com/somali/war-49281511
Treachery of this clan knows no bounds
I told you guys Ogadens are fifth column spies for Kenya