Abiy Ahmed sh*ts on BigFoot Nation: U get 5% from Oil revenues

Status
Not open for further replies.

SomaliWadaniSoldier

Weeping for the Nation of 68
Abye Ahmed ‘’ Shidaalka laga helo Itoobya 5% ayeey Soomaalida ku yeelanayaan

Ra’iisal wasaaraha dalka Itoobiya Abiy Ahmed ayaa ka jawaabay su’aal in muddo ahba taagneyd oo la xiriirta qoondada Soomaalida ee shidaalka lagu wado in laga soo saaro dhulka Soomaalida Itoobiya, isaga oo sheegay in 5% -kiiba ku yeelanayaan.

Arrintan oo dood weyn abuurtay ayaa waxaa markiiba ku gacan-seyray madaxda Ururka mucaaradka ah ee ONLF oo ku dooday in Soomaalidu xaq u leedahay in looga danbeeyo kheyraadka laga helo dhulkeeda.



BigFootNation are being robbed :chrisfreshhah:

5% share from their own oil kkkk



Iam 2 days late with this entertaining news:tocry::mjcry:
 
ALL Somalis live in "Kililka Shanaad"/Ogaadeenia.

Daarood/Dir/Hawiye etc

It's just that ONLF is the only group that took up arms, so unless you are a member of ONLF, take the L.

Furthermore, Oromos have invaded Somalia so let's discuss that massive failure first, shall we.
 
Status
Not open for further replies.

Trending

Top