Aaran Jaan Historical Track-Record

DR OSMAN

AF NAAREED
VIP
Hagardaamooyinkii iyo dhibaatadii ay Aar Jaan u gaysteen bulshada reer Puntland, labaatankii sano ee la soo dhaafay:

--2001-dii Waxay cinqilaabeen dawladdii Puntland iyagoo duminta PL lacago kaga soo qaatay TFG-dii Carta ee Cabdiqaasim Salaad.
--2008-dii waxay weerareen xaruntii baarlamaanka PL, iyagoo ku andacoonaya ha la qabto doorasho aan waqtigeedii la gaarin, sida hadda taagan oo kale.
--2011 Waxay weerareen oo taangiyo ku burburiyeen xaafadda Garsoor Gaalkacyo, iyagoo aano isku galiyey beelaha walalahaa ee Leelkase iyo MJ.
--2011 Afka PL iyagoo ku hadlaya, waxay Alshabaab ku tilmaameen bulshada Buuhoodle oo SNM Kalshaale ku xasuuqayso, iyagoo utun ma hadho kala dhexdhigay beesha Harti.
--2013 waxay weerareen Taleex, waxay na laayeen maatada beeshii kali ahayd ee Dhulbahante PL ka tirsanayd--waa Ugaaryahane.
--2014 markii doorashada looga guulaystay, waxay xeryaha kala baxeen saanadii iyo hubkii waaweynaa ee PL iyagoo u dhiibtay sargaal iyaga ah. Waa hubka ay maanta Garoowe la dulfadhiyaan
--2017 Madaxweyne Farmaajo oo Garowe jooga, Muuse Biixi ayaa Tukaraq qabsaday, kuna hanjabay inuu Garoowe tagayo, Faroole inta TV-yada soo fariistay ayuu si bareer ah u taageeray weerarka Somaliland.
--2023 Feb. Subixii SNM Laascaanood dagaalka ku soo qaadday, ayey iyaguna Garoowe xabbad ka bilaabeen.
--2023 May. Harti oo dhan oo Goojacadde jooga ayey dhabarjabiyeen halkangii iyo hiilkii Dhulbahante, furintiina kaga soo baxeen.
--2023May Waxay isbaaro u dhigteen rabitaankii shacabka iyo doorashadii dadweyne ee reer Pl, dadna ku laayeen.

Haatanna, waxay leeyihiin Garoowe ayaan ku duulaynaa, oo dawladda ka qabsanaynaa. Haddii la waydiiyey sababta ay ugu duulayaan Garoowe oo nabad ah na? Waxay ku jawaabeen: "Waxaan doonaynaa 08 January 2024 in doorasho la qabto" Haddii la yiri: "Doorasho ma dhawa, oo toddobo bil baa ka dhiman, lamana arag cid tiri 08Jan doorasho la qaban maayo, doorashadana dadka reer Puntland baa ula siman tihiin ee waa maxay waxa idinku gaarka ah iyo kalsooni xumada idin haysa? Maad aragtaan marka January la gaaro, oo doorasho la qaban waayo?

Indhahay ka mirigmirigsiiyeen, waxay ku jawaabaanna waa garan waayeen. Waxaan maqli jiray, "Doqontii ka baqaysa in dhaxalka aabbaheed laga qadiyo, duugtii odaygoon laga soo dhammaan oo qabriga la duljoogo ayey ku wardidaa 'War geela maa dhaxlo" kkk

AaranJaan boog Puntland ku taal inay tahay waxaad ku garanaysaa, Faroole waa mid kamid madaxweyneyaashii soo maray PL, waana odayga Aaranjaan, ee ma waa aragteen meel u kaga hadlay, oo kaga dhiidhiyey xasuuqa reer Laascaano iyo qaddiyada Sool iyo sidoo kale dagaalada siyaasadeed ee PL lagu soo qaaday? Mawaase aragteen meel uu ku bogaadiyey guusha shacabka reer PL ka gaareen doorashooyinka cod iyo qof?

Aaran jaan intaas baa inooga filan, waxaase is waydiin mudan nimanka tagtadoodu taas tahay, imminkana foolxumada la arkay samaynaya doorashadan ay ku ordayaan maxaa kaga horreeya, ooy horay u dhigteen? Sideese caqligoodu ku hindisay bulshada inay hagardaameeyaan, dabeetana bulshadu ku abaal mariso inay hoggaan ka dhigato?
@Dawlad Jama Ismail.
 

DR OSMAN

AF NAAREED
VIP
Puntland let's not be 'xoolo daaqaya' un-tamed animals who just roam, humans need to be 'tamed' also so they don't become 'wild and uncontrollable' like un-tamed animals. Please every clan must remove anyone or group who is a cancer to PL, let's not give them 'tolnimo' becuz they are looking to harm you and if left alone will grow into a larger cancer. Aaaran jaan waa 'cancer' waynaday to PL, arintooda 2001 illa manta bay daba tagan yihin Puntland.
 

DR OSMAN

AF NAAREED
VIP
It's very sad Farole is ruining his legacy from 2009-2014 all becuz of his silly children abti are isaaq. He hasn't spoken once to condemn SNM attacking Las anod, it's obvious who he stands for. Farole doesn't know how to separate his 'family interest' and Puntland/SSC interest, that shows a big problem. If PL doesn't exist, ur silly family interest won't exist.

Ur not a politician if u don't know how to manage your personal-family-clan interest against regional/federal interest. U simply shouldn't bother in politics and waste your time because it will just end in conflict.
 
It's very sad Farole is ruining his legacy from 2009-2014 all becuz of his silly children abti are isaaq. He hasn't spoken once to condemn SNM attacking Las anod, it's obvious who he stands for. Farole doesn't know how to separate his 'family interest' and Puntland/SSC interest, that shows a big problem. If PL doesn't exist, ur silly family interest won't exist.

Ur not a politician if u don't know how to manage your personal-family-clan interest against regional/federal interest. U simply shouldn't bother in politics and waste your time because it will just end in conflict.
He has no reputation left. Tomorrow they will begin the process of dismantling the PM position in the so called parliament. Can you imagine he hasn't gone to one senate session forget about anything else.
 

Trending

Latest posts

Top