A Somali fought in the Ukraine vs Russia war

mohammdov

Nabadshe
Mid ba kan kale ka daran. Ugu yaraan mar uu muddo dagaalka ka qeyb galo, mushaar bu helaya iyo wuxuu noqonoya muwaadin ruush (waa haddii aanu naftiisa khatar gelin, oxymoron kkkk).

Dhinaca kale, wax hubaal ma jiro in u gaaro dalka uu u socdo, amo aqoonsi la siin doono, marku rafaad so dhax maro safarka saxarada dhexdeed.
Soomali dhibato haysaa walahi Ma heerkaas buu dalkiisa u nacay
He's mercenary Ma dil baa lagu xukumayaa
 

Trending

Latest posts

Top