mohammdov
Nabadshe
Soomali dhibato haysaa walahi Ma heerkaas buu dalkiisa u nacayMid ba kan kale ka daran. Ugu yaraan mar uu muddo dagaalka ka qeyb galo, mushaar bu helaya iyo wuxuu noqonoya muwaadin ruush (waa haddii aanu naftiisa khatar gelin, oxymoron kkkk).
Dhinaca kale, wax hubaal ma jiro in u gaaro dalka uu u socdo, amo aqoonsi la siin doono, marku rafaad so dhax maro safarka saxarada dhexdeed.
He's mercenary Ma dil baa lagu xukumayaa