A lovely message: Let be our voice, Long live Somalia!



[Lyrics] If someone could translate it.

Somaliyeey maanta,
Inaan kala santaagleyno,
Sadbuursiima kala doono,
Shacabkeennu sugi mayne,
Samabixiya bixiya qarankeenna.

Suluxiyo heshiis doona,
Sabir iyo midnimo qaata,
Salfudaydku waa kiiyee,

Surinkaynu dorraad eednay
Ee sagaashankii qaadnay,
Ka sarriigta mariistiisa,
Waa sun iyo waabay ee.

Soo celiya, soo celiya
Soo celiya magaceennii,
Sumcadda iyo awoodeennii
Gayshkiyo sirdoonkeennii
Hankiyo sarraysnteennii
Somalinamdeennii.

Ku salaama dunida oo dhan,
Inkastoon sigtoon liicay,
Saxariirkii laga doogsay,
Summadda iyo callankeenna,
Samadaa halaga dheehdo,

Sawdkeennu ha ahaado,
Somaliya ha noolaato.
 
Last edited:
An attempt for its Eng. translation.

hees002.png
 

Trending

Top