A large part of the people killed in Awaday, Oromia were Somaliland khat traders

Status
Not open for further replies.

Bohol

VIP
Thanks to that fat c*nt Iley that picked fights with the Oromo ethnic group now Somalis
are not safe in large parts of Ethiopia.

17 Qof Oo Ka Mid Ah Ganacsatada QAADKA Oo Intooda Badan U Dhasheen Somaliland, Oo Dad Gadooday Oo Qoomiyadda Oromada Ahi Ku Laayeen Magaalada Hawaday Shalay

Hawaday, 13 September, 2017-(Himilo) – Alle ha u naxariistee Rag Tiradooda lagu sheegay illaa 17 isla-markaana badankoodu ka soo jeeda Somaliland, ayaa Shalay Siyaabo kala duwan loogu Dilay Magaalada Hawaday ee Dalka Itoobiya.

Raggan la laayey oo dhammaantood ahaa Shaqaalihii ka shaqeynayey Maqsinnada Qaadka ee Magaalada Hawaday ee Qaadka looga soo diro dhinaca Somaliland, ayaa Shalay iyaga Shaqo-Maalmeedkoodii Caadiga ah ku jira waxa si Kadis ah Maqsinnadii Qaadka ee ay ku shaqeynayeen ugu soo galay Boqollaal Qof oo Qoomiyadda Oromada ah, kuwaasi oo la sheegay ka biyo-diidsanayeen Taageero la sheegay in Qoomiyadda Soomaalidu ay Taageertay Hawl-gallo ay Dawladdu kaga hor-tagaysay Kacdoonnadii Oromada ee Sannadkii hore dhammaadkiisa Dalka Itoobiya ka dhacay, ayaa markii ay galeen Maqsinadda Qaadka ay Rasaas la dhaceen Raggii Qaad-waleyaasha ah ee Maqsinnada ku sugnaa, Qaarkoodna ay Majooyin ay siteen Qudha kaga jareen, halka ay qaarkoodna ka soo tuureen Dabaqyo ay ku jireen.

Wargeyska Himilo oo Xalay la xidhiidhay Magaalada Hawaday ayaa loo sheegay in Gabi ahaanba Maqsinnadii Qaadka ee Hawaday albaabbada loo laabay oo aanay shaqaynayn, ka dib markii Shaqaalihii Qaadka ee Dhagartaa ka badbaadday ay Nafahooda ula carareen Dhinaca Magaalada Herer, waxaana la sheegay inay wakhti Xaadirka ku jiraan Xero Ciidan oo halkaa ku taalla isla-markaana ay badbaado bideen.

Dhacdadan Naxdinta leh, ayaa keentay in Ganacsatada Qaadka ee ku sugan Somaliland, sida Caasimadda Hargeysa inay waayaan Cid ay Lacagtii Qaadka ku hagaajiyaan oo ay u diraan.

Dadkan la laayey ayaa waxay iskugu jiraan Karaaniyiin, Khasnajiyo, Dirawaliin, Iibiyaal Qaad, Raaciga Qaadka iyo Shaqaale Hoosaad kale, sidaasi awgeed Wargeyska Himilo wuxuu halkan idiinku soo gudbinayaa Alle ha u naxariistee Magacyada Lix ka mid ah 17-ka Qof ee Oromadu ku laysay Magaalada Hawaday, inkasta oo Wargeyska HIMILO ka cudur-daaranayo in aanay u suurto-galin inuu soo wada Gudbiyo Magacyada Dadkaasi oo dhamaystiran, hase-ahaatee aanu hellay Magaca koowaad iyo Naanaysaha, waxayna kala yihiin sidan:-

1.Cabdiqaadir Aadan Xasan.

2.Cismaan Cawdal.

3.Guuleed Hambase.

4.Cabdillaahi Fadhaase.

5.Aan-is-dilno.

6.Axmed Faraqe.

http://himilomedia.com/17-qof-oo-ka...mada-ahi-ku-laayeen-magaalada-hawaday-shalay/
 
John Michael

Free my girl Jodi!

Is this a joke?

An is dilno? Gets murder?

Yeah it's true, liyu police is targeting pretty much everyone who isn't darod especially oromos.
 
Yonis

Puntland Youth Organiser
FKD Visionary
VIP
Pretty messed up in dutch ovening a person or sending inappropriate pics to someone at work (LISA, you cheating ).

No, this is treason on a magnitude deserving of death. Deny or embrace it but Reer ictiraaf are Somalis in need of protections.
lool reer ictiraaf are the biggest criminals in the horn of africa, i won't weep for them anytime soon :kanyeshrug:
 
Bohol

VIP
AUN to them

No khat in Hargeisa means winter is coming, the night is dark and full of terrors.

tumblr_nbceea4Yde1tja9y3o2_500.gif
 
Bohol

VIP
32 Somalis killed in Haawaday district of eastern Ethiopia

(Medeshi)- Aleast 32 Somalis were killed on Tuesday in Haawaday district of eastern Ethiopia.

The killings are related to an ongoing conflict between the Oromos and the Somalis in region 5 of Ethiopia. 17 of the victims have been identified as Somalilanders from Awdal region. Most of the victims were Khat traders, drivers and support workers. Haawaday is one of the locations where Khat is exported to Somaliland.

The Oromos have accused the Liyu police of the Ethiopian Somali region of killing its people; but the spokesman for the Liyu police told the VOA Oroma language that the accusation is baseless.

http://www.medeshivalley.com/2017/09/32-somalis-killed-in-in-haawaday.html
 
This is why Somalia needs to be a military state like Sparta. We have so many enemies, even the monkey-brained Oromo who won't raise a finger against their tigrey masters are taking shots at us.

Somalis need a Lycurgus!
 
Status
Not open for further replies.

Trending

Top