A great poem by a concerned Geeljire

This Hadrawi-esque piece of art expounds on key historical and ideological issues that form the basis and the essence of Somali politics .

As usual,I narrated the poem in reference to my Ii.door friend who's also a good poet and a mentor .The work can be divided into :

1.Introduction-Here I disscused the general trait of poor leadership that holds back the Somali and also the unruly nature of the community.

2.History begins here with the infamous Berlin conference in which the fate of the Somali lands were sealed without their consent.Then comes the struggle to unite the Somali lands and the total objection of world powers to that noble mission.

3.The next key point is a discourse on the birth of Somalia from the brotherly union of North and South.The birth of the Somali Republic and the blue flag .And how things fell apart under the poor leadership of the heavy-handed Ka'aan .Everything got ruine over a period of time but still ka'aan did great works i.e pioneering the Somali script and so on.tribalism fuelled by mass ignorance and Ka'aan brutality lead to the eventual downfall of Somali govt but there was no winner from the great upheaval since we dont have DUBAIS and NEWYORKS in Somalia .Simply put ,the verdict of the civil war was loss loss stalmate .



4.The kacaan ended and the people now want a better inclusive Somalia but still such dreams are out of our reach because people ain't yet mature for that .The same old school of warloads still dominate the political scene.The qabil-stricken secessionist folks of the north rub salt to the injury.They seemingly stand for a tribal hegemony to oppose anything good to happen in Somealia .

5.The possible Solution .A united Somalia is the only way out .Regional tribalism wasn't and will never be a lasting solution ! .I rounded up the piece of art with a tactical question where I asked a Jeegaan Friend (Hurre) to figure out the possible remedy for his qabilist jeegaan folks .
 
Last edited:
1.Waxa daabka loo jabin
2.Ama dacalka loo jari
3.Ama loo danqaabini
4.Oo duudsi loogu naqay
5.Waxay doorka umadiyo
6.Diracyadu ku baaqeen
7.Hurroow waa dihaal iyo
8.Anaa dalaw ahaa iyo
9.Duur xulkii qabiilkiyo
10.Dibin daabyo gaar iyo
11.Inaan doogsi nabad iyo
12.Isku duubni guud iyo
13.Dadku aynan naaloon
14.Faraxad ay ku daanshoon
15.Sida digo hulaaqdana
16.Ama daamur bayl ahna
17.Cunfigu durduuraa


18.Intaa waa dan sheegiyo
19.Dawci aad haboon oo
20.Deelqaf laga idleeyoon
21.Dar Alle ku qawlay e
22.Bal aan dabuub kale
23.Deelleey agaasiman
24.Iminkaba dareeriyo


25.Dacwi kalaa wuxuu yahay
26.Dunidan ilaahay
27.Deeqaha u dhaanshee
28.Raxmadiisu doocisay
29.Daan baynu leenahay
30.Inagoo dir qudha oo
31.Dun Islaama sheegan e
32.Hadaan duugga taarikh
33.Daba galoon u kuur galay
34.Intuu gaalku doob dhabay
35.Baarliin ku dana shiray
36.Dalkii waa kan qaybiyay
37.Xayle qayb u daabulay
38.Qayb kalana dayuuskiyo
39.U dumay kukuuyada
40.Inkastoo dadaal dhacay
41.Dadku ay ku dooneen
42.Midnimo dawaaftiyo
43.Dalka oo is raacaa
44.Intuu daabad xoog liyo
45.Diyaarado ku faanuu
46.Gaalku Diidmo qaayibay


47.Deetana wixii dhacay
48.Daraftii Somalia
49.Allaa noo dadaaloo
50.isku duubni keenoo
51.Calan diilin caan leh
52.ka dajiyay Hargeysiyo
53.Daaraheeda Xamar oo
54.Guul soo dawaariyay
55.Inkastoo dan guudiyo
56.Dawladnimo loo kacay
57.Oo dabuubo caan baxay
58.Abwaanadu dareersheen
59.Jeer dambe wixii yimid
60.Duuggii Colaadaha
61.Daadun waxa la soo maray
62.Dacatigiyo eelkii
63.Doqon baan ogaynoo
64.Deris aan kaa qaadane
65.Yaa dabkiyo Humaagii
66.Dabayshii inkaarnayd
67.Dool caanaheediyo
68.Ka dayaanshay guul oo
69.Daaraha Maraykaan
70.Ama Dubai masaalkeed
71.Ka durduurtay waagii
72.Oo hataan doogta meel sare?



73.Dacwi kale wuxuu yahay
74.Dawladii kacaankii
75.Inkastooy dadaaliyo
76.Dan guud ay sameeyee
77.Daabicii Afkeeniyo
78.Hawlo ay ka duushee
79.Taa aan la diidayn
80.Qaab beey u daarrayd
81.Reeraha u daranoo
82.Dukumtii colaadiyo
83.Dabino rakaadsheey
84.Dadyoow badan u aastaye
85.Kol haday dabayshatay
86.Dalka ayna joogayn
87.Maxaa dan iyo haatana
88.Dahabkii midnimo iyo
89.Isku duubni guud iyo
90.Dib u curashada diidaya ?


91.Yaa dogobkii qabiilkiyo
92.Dambaskii ka kicin oo
93.Dirqi iyo maqiiqiyo
94.Anagaa Durriyad iyo
95.Xamar Waanu diidiniyo
96.Hadalo deelqaaf badan
97.Dunida u sheegoo
98.Iska dayray umadoo
99.Aayar gaar u diiq-dhaba?


100.Dawi kale wuxuu yahay
101.Duul ahaan Somalida
102.Dantoodu waxay tahay
103.Gobonimo la doortoo
104.Degelkoo midnimo iyo
105.Dawlad laga yegleelee,
106.Ninka diida maantee
107.Duda ee ka baydhee
108.Hurrow gaar u doobbiya
109.Dawadiisu waxay tahay
110.Bal adaan kuu daayaye
111.Deelleey ku sheegoo
112.Jawabtiisa doon doon



retro-styled-illustration-hand-writing-pen-hand-pen-99982070.jpg
 

Removed

Gif-King
VIP
Your quite talented but for people to know you should include a translation with elegant english vocabulary. How long have you been writing poems I write them mostly in english but some in Somali they aren’t very advance however.
 
Your quite talented but for people to know you should include a translation with elegant english vocabulary. How long have you been writing poems I write them mostly in english but some in Somali they aren’t very advance however.


Will try to provide an English translation though not easy.I have been writing since last year .
 
Top