A boy faarax got beat up by a girl xaliimo looooooool

That makes sense :dwill: @Steamdevolopment write or speak in somali you habesh troll :ufdup:

Muddo dheer af-soomaali kuma qorin lakiin aniga oo isku tijaabinaya muhimada waxaa waaye in ay shaki ka jirin dhalashadey. Suaal saarista jinsiyada qof kaste oo diinta ka baxo waxay muujinay isku-qalada dabeecad iyo jinsiyada, farqi weyn ayaa uu dhexeyo labada marka hore taariikh ahaan waxaa jiritay qowmiyado soomaaliyeed naga dabeecad duwanaa tusaale Ebbe-waaq cabuudyaasha sidoo kale waxaa jiray diinlaaweyaal in kaste aysan taariikhda ku qorneyn, taa bedelkeed wadaag jinsiyeed kuma xirna kaliya wadaagid diimeed sifoyin badan oo geedisan ayaa si la mid xiriirinayo diinlaawe iyo muslim halkan waxaa xuusid wadaaga luuqad, dhalasho, tariikh iyo in kale.

Hase ahaatee, maxaa saldhig u ah suaasha? Micnaha ka dambeeyo waa maxay? faaidada ay ka helaan baajinta jinsiyadeena waa maxay?

Casrigaan cusub waxaa caado noqday dhaqmo baajineed si kaste xadgubka ha yaarto waa laga toori shaqsiga kooxda uu xubin ka ahaa haddu dembi yar dhaqan ama fikir ahaan galo waxaa bulsha cilmeedka dhacdada loo yaqaana 'cawaaqib bulsheed' waxayna xoojineysa kooxda madaama ay kala saaray anaga iyo iyaaga waana sabaabta ka dambeeyso suaal saarista jinsiyada muwadinka qab-fikireed duwan kala duwananshadiida wuxu shaki gelin saldhiga kooxaha lakiin dhanka kale waxay ku kordin bulshada aqoon iyo naqdin horseed karo isbedel iyo soo saaris canfacayo bulshada guud-ahaan. Dalalka horumaray waa kuwa kala duwananshada aqbalay halkii dunida xun xagga dhaqaalaha iyo dhowrka xuuqadaha beniadaamka inta badan kala duwanansha diid yihiin marka jeedintay waa tan leh ha la is-aqbalo!
 

Figo

|Garowe|Jalam|Galkacyo|
VIP
:wow:I’m impressed by how good her defense is. Her brothers definitely trained her Masha Allah.

Girls should always be taught self defense so nacas fools don’t come at them the wrong way.

This kid reminds me of @Grigori Rasputin as a kid :russ:Xaarweyne who only knows how to throw hands with girls.
 

Trending

Top