9 KDF soldiers killed in Mandheera district who were heading to Ceelwaaq Gedo

TekNiKo

“I am an empathic and emotionally-aware person.
VIP
War kasoo baxay dagaalamayaasha Al-Shabaab ayaa lagu sheegay in weerar ay ka geysteen deegaan ka tirsan gobolka Mandheera ee dalka Kenya ay ku dileen Sagaal Askari oo ka tirsanaa Militariga Kenya.

Weerarka oo ahaa mid jid gal ah sida ay sheegteen Al-Shabaab ayaa dhacay galinkii dambe ee maanta, waxyar uu ka dib markii ciidamada Kenya ee la weeraray ay kasoo bexeen saldhig ay ciidamada KDF-ta Kenya ku leeyihiin deegaan lagu magacaabo Ceelraam oo ka tirsan gobolka Mandheera.

Al-Shabaab waxa ay ku sheegeen warkooda in weerarkaas ay Militariga Kenya uga dileen 9 askari, sidoo kala ay kaga gubeen ilaa Afar gaari oo kuwa dagaalka ah.

Ciidamada Kenya ee weerarku qabsaday ayaa waxaa la sheegay in ay kasoo baxeen daqiiqado ka hor inta aan la weerarin saldhig military oo ay ku leeyihiin deegaanka Ceelraam, waxeyna kusoo wajahnaayeen gudaha Soomaaliya, gaar ahaan degmada Ceelwaaq ee gobolka Gedo.

wali wax war ah oo ku aadan weerarkaas ay sheegteen Al-Shabaab in ay ku dileen ciidamo badan oo Keenyaan ah kama soo bixin dowladda Kenya.

Ciidamada Kenya ee ka howlgala dhulka ay degaan dadka Soomaaliyeed ee loo yaqaano NFD ayaa waxaa loogu geystaa weerarro joogto ah, kuwaas oo ay mas’iiliyaddoda dusha u ritaan dagaalyahanada Al-Shabaab.

https://www.caasimada.net/al-shabaa...wWruD0f8LKF8In_5R2weJwlqbAaBD99TPeMTzXcVSuQBU

giphy.gif
 
Shaolin23

Seeker of knowledge and truth

These adoons are dumb they invade Somalia in 2011 to try to steal the sea and AS infiltrated NFD in the process dumbass Madows:mjlol:
 
TekNiKo

“I am an empathic and emotionally-aware person.
VIP
These adoons are dumb they invade Somalia in 2011 to try to steal the sea and AS infiltrated NFD in the process dumbass Madows:mjlol:
stupid Kikiyus need to head back to defend the border, will they cry marehan terrorist again I wonder :drakelaugh:
 
Trending

Latest posts

Top