8 soldiers from Axmed Madoobe smoked

Status
Not open for further replies.

TekNiKo

“I am an empathic and emotionally-aware person.
VIP
Kadib Baar Sanguuni, Al-Shabaab oo mar kale maanta ciidamo ka laysay Jubaland
January 25, 2019
Afmadow (Caasimada Online) – Ugu yaraan sideed askari ayaa geeriyootay kadib markii maanta barqadii miino dhulka lagu aasay ay la qaraxaday gaari ay saarnaayeen ciidamo ka tirsan maamulka Jubaland.

Goobjoogayaal ayaa xaqiijiyay in gabi ahaanba ay gubteen gaarigii ay miinada la qaraxday, askartii saarnaa oo 8-askari lagu qiyaasay iyo hubkoodii.

Gaariga ay miinada la qaraxaday ayaa ka mid ahaa kolonyo baabuur ahaa oo ciidamada Jubaland ay leeyihiin, kuwaas oo marayay inta dhaxaysa magaalooyinka Afmadow iyo Dhoobleey ee gobbolka Jubada Hoose.

Ciidamadan ayaa ka mid ahaa kuwa ka qeyb qaadanayay xaqiijinta amaanka Dhoobleey mudadii uu halkaasi ku sugnaa Madaxweynaha Jubaland Axmed Madoobe iyo xubno uu hoggaaminayay oo maalmahaan kulamo ku aadan arrimaha ammaanka iyo doorashada Jubaland la qaadanayay bulshada ku nool Dhoobleey.

Dhinaca kale Al-Shabaab oo sheegatay mas’uuliyadda qaraxan ayaa ku dooday inay ku dishay 19 askari.

Warbaahinta Al-Shabaab ayaa sheegtay in qaraxu uu haleelay gaari Cabdi Bile ah oo ay la socdeen 20 Askari, kuwaas oo 19 askari oo ka mid ah ay ku dhinteen.

19-kii bishaan ayay ahayd markii ay kooxda Al-Sabaab weerar isugu jiray Qaraxyo ismidaamina ah iyo weerar toos ah ay ku qaadeen saldhig ay ciidamada Jubaland iyo kuwa SNA ay ku lahaayeen deegaanka Baar Sanguuni ee Gobbolka Jubada Hoose, kaasi oo askar badan lagu dilay.

Weerarkaas kadib ayaa duqeyn dhanka cirka ah oo ay Diyaaradaha Maraykanka ay la beegsadeen Maleeshiyaadkii weerarka gaystay ayaa lagu dilay 52 ka mid ahaa.

:chrisfreshhah:

Meanwhile he is chilling in Garowe:drakelaugh:
 
Ilkogaabs allied themselves with al shabaab its all clear, now we can do whatever we want with your ass :samwelcome:
 
Did you forget the poor man killed in Qooqaani? Keep infuriating the locals and your boys will continue getting smoked.
That was three years ago.

iskuma xishootaan using old men being executed as a political pawn.

Worse things happen in Gedo why don't you talk about it? should I bring up all the rape cases and people getting murdered by KDF and Ethiopians in Gedo?

save me the selective sympathy.

When Aaabo#2 fails to deliver you kismaayo, guess what we are doing next? We will send you back to caabudwaaq. You'll be chased out of Gedo.

Better learn how to defend yourself in hand to hand combat, and in warfare because you are going back to mudug where a karbaash is waiting for you.
 
Didnt you mention you never left America's borders before? Tough internet warrior.

hqdefault.jpg
 
TekNiKo

“I am an empathic and emotionally-aware person.
VIP
That's beside the point sxb.

Cagdheers are uniting for the first time.

That can only mean one thing.

Keep cheerleading for terrorists.

Hahhahah so you admit your to scared to fight for JL and Axmed Madobe? Fuking coward stay in your hoys basement
 
TekNiKo

“I am an empathic and emotionally-aware person.
VIP
No one is cheerleading terrorists but a good caaqdheer is a dead one.
 
Hahhahah so you admit your to scared to fight for JL and Axmed Madobe? Fuking coward stay in your hoys basement

How many times a day do you search for bad news from jubaland?:drakelaugh:

imagine being happy with alshabab bombing people.:gucciwhat:

why would I fight? I am the one controlling you.

U should be fighting me.:pachah1:
 
Status
Not open for further replies.

Trending

Latest posts

Top