40 airport workers in Hargeisa airport,Somaliland region fired for being on federal Gov payroll

Bohol

VIP
Abdirizak Terra reported it 4 days ago.

shaqaale garoonka Diyaaradaha Hargeysa looga Eryay Soomaaliya ayaa mushahar Ka Qaadataan


 

Bohol

VIP
Hargaysa (Salaanmedia.com)- Maareeyaha Ha’yadda duulista Somaliland ayaa waxaa uu maanta shaqada ka ceydhiyey shaqaale dhan 40 qof kuwaas oo ka shaqeeyey Ha’yadda Duulimaad-yada aduunka ee ICOA kuwaas oo ka hawl gali jiray madaarka Hargeysa isla markaana hagi jiray diyaaradaha maraaya Hawda Somaliland

Shaqaalahan ayaa lagu eedeyey in mushaharka laga siiyo dalka Somaliya oo gabi ahaan-ba la soo wareegay maamulka hawda dalkii la isku odhan jiray Somaliya

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan

http://salaanmedia.com/2019/08/mada...shaqaale-ka-badan-40-qof-iyo-sababta-muuqaal/
 
Government of somalia should stop paying salaries to ungrateful people. I bet while getting those wages they were still waving the Iranian flag
 
Top