2 Killed In Large Explosion in Bombadishu

Status
Not open for further replies.

Yonis

Puntland Youth Organiser
FKD Visionary
VIP
Qar.jpg


2 RUUX OO KU DHINTAY QARAX CAAWA KA DHACAY MUQDISHO


Qarax khasaare nafeed iyo mid maal ba gaystay ayaa caawa maqribnimadii ka dhacay magaalada Muqdisho gaar ahaan Wadadda Maka Almukarama , Qaraxa ayaa ka dhacay aaga hotelka Ambasador.

Dad goob joogayaala ayaa Puntland Post u sheegay inay halmar maqleen Jugta Qaxara oo ay ku tilmaameen inuu ahaa mid xoggan , iyagoo intaa ku daray in gaari walxa qarxa lagu soo xiray meesha lagu Qarxiyey.

Saraakiisha dowladda ayaa warbaahinta u sheegay in 2 ruux ay ku dhinteen Qaraxa halka 5 kale ku dhaawacmeen , goobo badan oo ganacsi na ay ku bur bureen.

Inta badan kooxaha wax qarxiya ayaa beegsada wadadda Maka Al-mukarama oo halbowle u ah Muqdisho , todobaadkii aynu soo dhaafnay ayey ahayd markii Gaari walxaha qarxa lagu soo xiray ku qarxay wadadda Maka Al-mukarama 5 ruux ayaa la xaqiijiyey inay ku dhinteen 10 kalena ku dhaawacmeen.




http://puntlandpost.net/2017/08/04/2-ruux-oo-ku-dhintay-qarax-caawa-ka-dhacay-muqdisho/
 
AUN
government is starting to look like the exact same as the one before. Apparently the amnesty for alshabab is over yet Farmaajo hasn't released any new plans to defeat alshabab. The administration claims it will defeat alshabab in 2 years yet cannot even control nearby cities. No real plans seems to be undertaken to centralise command into SNA instead of letting it rampage around.

New government, new clan , same shit.

(Disclaimer: I am a pessimist/ realist)
 
Status
Not open for further replies.

Trending

Top