2 Ethio Soldiers Kill Themselves Over A Gedoan Girl

DR OSMAN

AF NAAREED
VIP
Askar ITOOBIYAAN ah oo sabab la yaab leh isugu toogtay gudaha Soomaaliya
Istar Cabdi Yuusuf
By Istar Cabdi Yuusuf


Askar ITOOBIYAAN ah oo sabab la yaab leh isugu toogtay gudaha Soomaaliya


Garbahaarey (Caasimada Online) – Wararka ka imaanaya gobolka Gedo ayaa sheegaya in labo askari oo ka mid ah ciidamada Itoobiya ee qeybta ka ah howl-galka AMISOM ay isku toogteen gudaha degmada Luuqa ee gobolka Gedo ee K/Somalia.

Labada askari ayaa la sheegay in markii hore uu dhex-maray dagaal gacan ka hadal ah, kadibna ay isku soo qaateen hub, iskuna toogteen.
Meydkada labada askari ayaa goor dambe meesha laga qaaday, sida ay sheegeen ilo dadka deegaanka ah.

Wararka ayaa sheegaya in sababta keentay toogashada ay isu geysteen askartaasi uu sababay muran ka dhashay haweeney saaxiib la aheyd labadaa Askari.

Weli ma jiro wax faah faahin ah oo laamaha amniga degmada Luuq iyo saraakiisha AMISOM ay ka bixiyeen dhacdadaasi.

Ciidamada Itoobiya ee ka tirsan howl-galka AMISOM ayaa ku sugan degmooyinka gobolka Gedo oo ay ka wadaan howl-gallo ka dhan ah Shabaab.
 
Inhumane and immoral to post,however caasmidaa isn’t a source that’s factual didn’t they report fake news about AY(AUN) or does it become reliable when it deals with gedo now
 

Crow

Make Hobyo Great Again
VIP
Imagine the cabaad we'd be hearing about Ogaden if these were KDF soldiers. Instead, we hear complete silence because they were the Ethiopian soldiers Farmajo is so fond of.
:mjlol:
But you've got to hand it to these guys, they gave their lives for this Gedo girl. If only Gedo men were brave enough to do the same.
:mjlaugh:
 

Trending

Top