🚨Conclusion to the Conference in Djibouti

Warmurtiyeedka Shirka Djibouti ee wadahadalada Dawladda Federaalka Soomaaliya iyo Dawladda Somaliland'

Ayadoo laga ambaqaadayo dardargelinta Geeddi-socodka wadahadalada Dawladda Federaalka Soomaaliya iyo Dawladda Somaliland ayaa waxaa shir socdey taariikhda u dhaxeysa 28 - 29 December 2023 isugu yimid dalka Djibouti laba wafdi oo ay kala hogaaminayaan Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya Dr. Xasan Sheekh Maxamuud iyo Madaxweynaha Somaliland Md. Muuse Biixi Cabdl isla markaana uu goobjoog ka ahaa Madaxweynaha Jamhuuriyadda Djibouti Md. lsmaaciil Cumar Geelle.

Wadahadal iyo dood dheer ka dib waxay labada dhinac isla gaadheen qodobada
soo socda;

1. In dib loo bilaabo geeddi-socodka wadahadaladii u dhexeeyey labada dhinac, ayadoo diiradda lagu saarayo, saldhigna'looga dhigayo arrimaha masiiriga ah si loo gaadho xal-waara.

2. In labada dhinac ay muddo 30 maalmood gudahood ah ay isla meeldhigaan hannaanka geeddi-socodka (Roadmap) wadahadalada arrimaha masiiriga ah isla markaana la soo magacaabo guddiyo farsamo oo arrimahaas fududeeya.

3. In labada dhinac ay si wadajir ah u fuliyaan heshiisyadii lagu gaadhay wadahadalii labada dhinac horay ugu dhexmaray; Ankara (April 2012), London (June 2012), Ankara (April 2013), Istanbul (July 2013), Istanbul (January 2014), Djibouti (December 2014), Istanbul (March 2015), Ankara (April 2016) iyo Djibouti (June 2020).

4. In garowshiyihii dawladihii Soomaaliya ay ka bixiyeen dilkii, gaboodfalladii,iyo burburkii dawladdii mileterigu ay ka geysatay Somallland (gobollada Waqooyi) la sii adkeeyo ka garaabiddiisa.

5. In labada dhinac ay iskaashi buuxa ka yeeshaan dhinacyada amnIga, la dagaalanka faldambiyeedyada abaabulan ayadoo ay xiriir buuxa ka yeelanayaan arrimahaas hey'adaha u xilsaaran.

6. In goobaha iyo gobollada ay colaaduhu ka jiraan nabad Iyo xasilooni lagu soo dabaalo, isla markaana la joojiyo ayadoo loo marayo dhaqankeenii soo jireenka ahaa ee Soomaaliyeed.

7. In labada dhinac ay ka fogaadaan hadallada, qoraaladda iyo wax kasta oo wax u dhimaya Jawiga wadahadalada ee socda.

8. Labadi wafdi ee ay kala hogaaminayaan labada madaxweyne ee Dowladda Somaliland iyo Dawladda Federaalka Soomaaliya waxay si mug iyo miisaan leh ugu mahadnaqayaan Madaxweynaha Jamhuuriyadda Jabuuti, Mudane lsmaaciil Cumar Geelle, dawladda Iyo shacabka aan walaalaha nahay ee reer Jabuuti martiqaadka, soo dhowaynta Iyo daadihinta shirarka labada dhinac. Waxayna ku boorinayaan madaxweynaha inuu arrintaas sii ambaqaado.

FB_IMG_1703873475583.jpg
FB_IMG_1703873246821.jpg
FB_IMG_1703873449745.jpg
FB_IMG_1703873451727.jpg
 
What's really mind numbing is that this was posted by Villa Somalia. It's been worded as if it's hinting at a confederation or Somaliland as a federal state?
 
What's really mind numbing is that this was posted by Villa Somalia. It's been worded as if it's hinting at a confederation or Somaliland as a federal state?
If Somaliland becomes a FMS, will this include Awdal? I know Khaatumo wants nothing to do with SL, but I haven’t been keeping up with Awdal
 
Bazed

Tired.
VIP
Fundamentally we all know we can not continue living in this limbo and with the international community wanting to only deal with 1 somali state, we've got to draft a plan towards unification.
 
Fundamentally we all know we can not continue living in this limbo and with the international community wanting to only deal with 1 somali state, we've got to draft a plan towards unification.
Status quo will remain. They always have these meetings and it fixes nothing we need US intervention
 
Bazed

Tired.
VIP
Status quo will remain. They always have these meetings and it fixes nothing we need US intervention
US intervention would just lead to the same outcome. The superpower would rather have one nation under its thumb, perhaps it'd work but it'll also make for good propaganda for AS and their fanboys. Regardless someone will have to put their foot down.
 
Thegoodshepherd

Galkacyo iyo Calula dhexdood
VIP
This is just Culusow trying to throw his fellow urur samaale Biixi a political life vest, there is nothing new here. It just allows Biixi to get a photo op where Somaliland appears like a state equal to Somalia or Djibouti. Isaaq are obsessed with appearences and this photo op helps boost their self esteem post Goojacade.

Siilaanyo fucked them when he broke the tradition of not speaking to the gov in Mogadishu. It is proving impossible to return to that status quo ante which was in place for 21 years.
 
1703879161688.png
 
Hassan Garguute Buldanana

#Puntlandfirst
VIP
Urur samaale always scheming against Darood. They are planning Garguurte's two party system with one Hutu and other idoor. In reality it's all coming from the fat djibouti despot.
 
Bazed

Tired.
VIP
As far as I can see these talks concluded on "we'll talk more". Nothing has come of it. These old men seem to be stalling for time.
 
cow

VIP
Urur samaale always scheming against Darood. They are planning Garguurte's two party system with one Hutu and other idoor. In reality it's all coming from the fat djibouti despot.

If ulusow manages to have a two party state. one with isaaq head and one with hawiye head. Then he is very cunning it also explains the VP position instead of PM.

Not bad by ulusow.
 
Trending

Top