يس

Dikriga Awliyada waxaa lagu xasuusta anbiyada sida dikriga Anbiyada loogu xasuusto Allaha weyn o waaxid ah. Karamaatkoodna ilaahay agtiisa ayay ka ahaatay, laakin ereyada qaarkood aad uga fiirsada.
 
وأن المساجد للّه فلا تدعوا مع اللّه أحد
وأنه لما قام عبد اللّه يدعوه كادوا يكونون عليه لبداً
قل إنما أدعو ربي ولا أشرك به أحداً

Ku salliya oo amaana oo u duceeya oo durbaanka garaaca laakin ha u duceysanina.
Xattaa waxaad oran karta "yaa awliyallah rahmatullah calyakum, ya awliyaa allah antum qudwatuna, iwm." Laakiin ha kaalmo weydiisanina. Ilaahay uun kaalma weydiista.
Dariiqada suufida la'aantood islaam ma faafeen ilaahay baa na markhaati ka ah, laakin ilaahy cid aan ahayn o ku ag joogin ha kaalmo ama magan galyo weydiisan.
Waa laga yaaba in ilaahay wali ku tasarufo o wali wafaaday adeegsado siduu malaaiktaba u adeegsado laakiin ma haboona in wali ama malak loo kaalmo dhawaaqo. Geedaha iyo dhagxaanta iyo xoolaha maan kaalma weydiisto ileen iyagaba waa adoomo ilaahay oo alla caabudo
أَلَمْ تَرَ أَنَّ اللَّهَ يَسْجُدُ لَهُ مَن فِي السَّمَاوَاتِ وَمَن فِي الْأَرْضِ وَالشَّمْسُ وَالْقَمَرُ وَالنُّجُومُ وَالْجِبَالُ وَالشَّجَرُ وَالدَّوَابُّ وَكَثِيرٌ مِّنَ النَّاسِ ۖ وَكَثِيرٌ حَقَّ عَلَيْهِ الْعَذَابُ ۗ وَمَن يُهِنِ اللَّهُ فَمَا لَهُ مِن مُّكْرِمٍ ۚ إِنَّ اللَّهَ يَفْعَلُ مَا يَشَاءُ ۩
 
Last edited:
إِنَّ الَّذِينَ يُجَادِلُونَ فِي آيَاتِ اللَّهِ بِغَيْرِ سُلْطَانٍ أَتَاهُمْ ۙ إِن فِي صُدُورِهِمْ إِلَّا كِبْرٌ مَّا هُم بِبَالِغِيهِ ۚ فَاسْتَعِذْ بِاللَّهِ ۖ إِنَّهُ هُوَ السَّمِيعُ الْبَصِيرُ (56)

لَخَلْقُ السَّمَاوَاتِ وَالْأَرْضِ أَكْبَرُ مِنْ خَلْقِ النَّاسِ وَلَٰكِنَّ أَكْثَرَ النَّاسِ لَا يَعْلَمُونَ (57) وَمَا يَسْتَوِي الْأَعْمَىٰ وَالْبَصِيرُ وَالَّذِينَ آمَنُوا وَعَمِلُوا الصَّالِحَاتِ وَلَا الْمُسِيءُ ۚ قَلِيلًا مَّا تَتَذَكَّرُونَ

إِنَّ السَّاعَةَ لَآتِيَةٌ لَّا رَيْبَ فِيهَا وَلَٰكِنَّ أَكْثَرَ النَّاسِ لَا يُؤْمِنُونَ (59) وَقَالَ رَبُّكُمُ ادْعُونِي أَسْتَجِبْ لَكُمْ ۚ إِنَّ الَّذِينَ يَسْتَكْبِرُونَ عَنْ عِبَادَتِي سَيَدْخُلُونَ جَهَنَّمَ دَاخِرِينَ (60) اللَّهُ الَّذِي جَعَلَ لَكُمُ اللَّيْلَ لِتَسْكُنُوا فِيهِ وَالنَّهَارَ مُبْصِرًا ۚ إِنَّ اللَّهَ لَذُو فَضْلٍ عَلَى النَّاسِ وَلَٰكِنَّ أَكْثَرَ النَّاسِ لَا يَشْكُرُونَ (61) ذَٰلِكُمُ اللَّهُ رَبُّكُمْ خَالِقُ كُلِّ شَيْءٍ لَّا إِلَٰهَ إِلَّا هُوَ ۖ فَأَنَّىٰ تُؤْفَكُونَ (62) كَذَٰلِكَ يُؤْفَكُ الَّذِينَ كَانُوا بِآيَاتِ اللَّهِ يَجْحَدُونَ (63) اللَّهُ الَّذِي جَعَلَ لَكُمُ الْأَرْضَ قَرَارًا وَالسَّمَاءَ بِنَاءً وَصَوَّرَكُمْ فَأَحْسَنَ صُوَرَكُمْ وَرَزَقَكُم مِّنَ الطَّيِّبَاتِ ۚ ذَٰلِكُمُ اللَّهُ رَبُّكُمْ ۖ فَتَبَارَكَ اللَّهُ رَبُّ الْعَالَمِينَ (64) هُوَ الْحَيُّ لَا إِلَٰهَ إِلَّا هُوَ فَادْعُوهُ مُخْلِصِينَ لَهُ الدِّينَ ۗ الْحَمْدُ لِلَّهِ رَبِّ الْعَالَمِينَ (65) ۞ قُلْ إِنِّي نُهِيتُ أَنْ أَعْبُدَ الَّذِينَ تَدْعُونَ مِن دُونِ اللَّهِ لَمَّا جَاءَنِيَ الْبَيِّنَاتُ مِن رَّبِّي وَأُمِرْتُ أَنْ أُسْلِمَ لِرَبِّ الْعَالَمِينَ (66)



هُوَ الَّذِي خَلَقَكُم مِّن تُرَابٍ ثُمَّ مِن نُّطْفَةٍ ثُمَّ مِنْ عَلَقَةٍ ثُمَّ يُخْرِجُكُمْ طِفْلًا ثُمَّ لِتَبْلُغُوا أَشُدَّكُمْ ثُمَّ لِتَكُونُوا شُيُوخًا ۚ وَمِنكُم مَّن يُتَوَفَّىٰ مِن قَبْلُ ۖ وَلِتَبْلُغُوا أَجَلًا مُّسَمًّى وَلَعَلَّكُمْ تَعْقِلُونَ (67) هُوَ الَّذِي يُحْيِي وَيُمِيتُ ۖ فَإِذَا قَضَىٰ أَمْرًا فَإِنَّمَا يَقُولُ لَهُ كُن فَيَكُونُ (68) أَلَمْ تَرَ إِلَى الَّذِينَ يُجَادِلُونَ فِي آيَاتِ اللَّهِ أَنَّىٰ يُصْرَفُونَ (69) الَّذِينَ كَذَّبُوا بِالْكِتَابِ وَبِمَا أَرْسَلْنَا بِهِ رُسُلَنَا ۖ فَسَوْفَ يَعْلَمُونَ (70) إِذِ الْأَغْلَالُ فِي أَعْنَاقِهِمْ وَالسَّلَاسِلُ يُسْحَبُونَ (71) فِي الْحَمِيمِ ثُمَّ فِي النَّارِ يُسْجَرُونَ (72) ثُمَّ قِيلَ لَهُمْ أَيْنَ مَا كُنتُمْ تُشْرِكُونَ (73) مِن دُونِ اللَّهِ ۖ قَالُوا ضَلُّوا عَنَّا بَل لَّمْ نَكُن نَّدْعُو مِن قَبْلُ شَيْئًا ۚ كَذَٰلِكَ يُضِلُّ اللَّهُ الْكَافِرِينَ (74) ذَٰلِكُم بِمَا كُنتُمْ تَفْرَحُونَ فِي الْأَرْضِ بِغَيْرِ الْحَقِّ وَبِمَا كُنتُمْ تَمْرَحُونَ (75) ادْخُلُوا أَبْوَابَ جَهَنَّمَ خَالِدِينَ فِيهَا ۖ فَبِئْسَ مَثْوَى الْمُتَكَبِّرِينَ (76) فَاصْبِرْ إِنَّ وَعْدَ اللَّهِ حَقٌّ ۚ فَإِمَّا نُرِيَنَّكَ بَعْضَ الَّذِي نَعِدُهُمْ أَوْ نَتَوَفَّيَنَّكَ فَإِلَيْنَا يُرْجَعُونَ (77)


وَلَقَدْ أَرْسَلْنَا رُسُلًا مِّن قَبْلِكَ مِنْهُم مَّن قَصَصْنَا عَلَيْكَ وَمِنْهُم مَّن لَّمْ نَقْصُصْ عَلَيْكَ ۗ وَمَا كَانَ لِرَسُولٍ أَن يَأْتِيَ بِآيَةٍ إِلَّا بِإِذْنِ اللَّهِ ۚ فَإِذَا جَاءَ أَمْرُ اللَّهِ قُضِيَ بِالْحَقِّ وَخَسِرَ هُنَالِكَ الْمُبْطِلُونَ (78) اللَّهُ الَّذِي جَعَلَ لَكُمُ الْأَنْعَامَ لِتَرْكَبُوا مِنْهَا وَمِنْهَا تَأْكُلُونَ (79) وَلَكُمْ فِيهَا مَنَافِعُ وَلِتَبْلُغُوا عَلَيْهَا حَاجَةً فِي صُدُورِكُمْ وَعَلَيْهَا وَعَلَى الْفُلْكِ تُحْمَلُونَ (80) وَيُرِيكُمْ آيَاتِهِ فَأَيَّ آيَاتِ اللَّهِ تُنكِرُونَ (81) أَفَلَمْ يَسِيرُوا فِي الْأَرْضِ فَيَنظُرُوا كَيْفَ كَانَ عَاقِبَةُ الَّذِينَ مِن قَبْلِهِمْ ۚ كَانُوا أَكْثَرَ مِنْهُمْ وَأَشَدَّ قُوَّةً وَآثَارًا فِي الْأَرْضِ فَمَا أَغْنَىٰ عَنْهُم مَّا كَانُوا يَكْسِبُونَ (82) فَلَمَّا جَاءَتْهُمْ رُسُلُهُم بِالْبَيِّنَاتِ فَرِحُوا بِمَا عِندَهُم مِّنَ الْعِلْمِ وَحَاقَ بِهِم مَّا كَانُوا بِهِ يَسْتَهْزِئُونَ (83) فَلَمَّا رَأَوْا بَأْسَنَا قَالُوا آمَنَّا بِاللَّهِ وَحْدَهُ وَكَفَرْنَا بِمَا كُنَّا بِهِ مُشْرِكِينَ (84) فَلَمْ يَكُ يَنفَعُهُمْ إِيمَانُهُمْ لَمَّا رَأَوْا بَأْسَنَا ۖ سُنَّتَ اللَّهِ الَّتِي قَدْ خَلَتْ فِي عِبَادِهِ ۖ وَخَسِرَ هُنَالِكَ الْكَافِرُونَ (85)
 
Dadki idin ka horeeyay diintooda dhan baa laga badalay idinkana dhoor erey ka fogaada miyaad ka kibraysiin, ha ka kibrina.
 
Dadkaad madad iyo istigath iyo icaana weydiinasaan waxay ahaayeen dad wanaag fara xumaantana reeba, axkaanta bara, quraankana dhiga, karaamatna ilaahay ku sharfay. ilaahayna ma'aha mid qowm halaaga intuuna rasuul u dirin, nuur ayay hayeen qiiqey ku jireena qadar allay ahayd. ha noqonina awr u raran geedi uuna garanayn, quraanka idinka ayaa la idiin so dajiyay e akhriya xaqa tilaawatih.
 
Last edited:

Karim

I could agree with you but then we’d both be wrong
HALYEEY
VIP
Dadkaad madad iyo istigath iyo icaana weydiinasaan waxay ahaayeen dad wanaag fara xumaantana reeba, axkaanta bara, quraankana dhiga, ilaahayna ma'aha mid qowm halaaga intuuna rasuul u dirin, nuur ayay hayeen qiiqey ku jireena qadar allay ahayd. ha noqonina awr u raran geedi eyna garanayn, quraanka idinka ayaa la idiin so dajiyay e akhriya xaqa tilaawatih.
Mashaallah ugaas. Runtii Soomaaligaagu waa heersare. Lkn dadka soo gala meeshaan badankoodu waa ciyaal say wallaahi.

Surah Yaasiin waaa suurad qaali ah runtii, Soomaaliduna ay aad ujeceshahay.

  • Waa suurad lagu qiyaaso inay udhiganto Qur'anka kala barkiis.
  • Waa suurad qofkii hal habeen aqriya asagoo doonaya raali ahaanshaha ilaahay uu ilaaahay u danbi dhaafayo.
  • Waa suurad lagu dul aqriyo marka ay dadku dhimanayaan, si ilaahay uga fududeeyo xanuun ka sakaraatka dhimashada.
  • Waa QALBIGA QUR'AANKA. XADIIS ayuu rasuulku SAW ku yiri: "Waxkasta Qalbi ayay leeyihiin Qalbiga QUR'AANKANA waa Surah Yaasiin".
  • Waa suurad awood badan uleh inay ka takhalusto sixirka iyo isha iyo jinka iyo waxyaabaha dhibaato u gaysta bin'aadamka.
  • Waxay guryaha ka cayrisaa shayaadiinta.

Suurah Yaasiin waxaa laga baran karaa duruus iyo casharo badan sida:
  • Qudrada ilaahay ee baaxada weyn ee uu dadka dhintay usoo nooleeyo kuwa aan jirina ubeero.
  • Suuradu waxay ka hadlaysaa qisooyin badan oo ka soo arooray nabiyadii iyo saalixiintii hore ee dhibaatada kala kulmay dadkii loo diray.
  • Aayada labaad ee suurada ilaahay wuxuu Ku dhaartay Qur'aanka, taasoo muujinaysa waynaanshaha Qur'aanka kariimka. يس والقرآن الحكيم.
  • Suurada waxaa kusoo arooray sida loo cadaabay oo loo ciqaabay Mushrikiintii beenisay anbiyada ilaahay. Waxayna digniin utahay umadaha hadda jooga iyo kuwa soo socda si ay ugu fogaadaan xumaantii lagu cadaabay oo lagu ciqaabay kuwii hore.
  • Suuradu waxay si faahfaahsan usheegtay abaalmarinta muuminiinta ku sugaysa JANNADA maaalinka qiyaamo.

Mahadsanidiin.
 

Trending

Latest posts

Top