cadaado

  1. Boqor Geeljire252

    GALMUDUG Galmudug Security Forces foil bomb plot in Cadaado

    Ciidanka Nabad sugidda iyo sirdoonka qaranka qeybta Galmudug ayaa saaka furfuray qarax la dhigay irridda guri uu dagan yahay xildhibaan ka tirsan Barlamaanka Galmudug. Guriga qarax la hordhigay ayaa ku yaala xaafadda Waaberi magaalada Cadaado, waxaana xildhibaanka guriga daganaa lagu magacaabaa...
Top