Galmudug Security Forces foil bomb plot in Cadaado

Status
Not open for further replies.
Ciidanka Nabad sugidda iyo sirdoonka qaranka qeybta Galmudug ayaa saaka furfuray qarax la dhigay irridda guri uu dagan yahay xildhibaan ka tirsan Barlamaanka Galmudug.

Guriga qarax la hordhigay ayaa ku yaala xaafadda Waaberi magaalada Cadaado, waxaana xildhibaanka guriga daganaa lagu magacaabaa Xildhibaan Cabdullaahi Cumar Maxamuud oo ku magac dheer Gurey Geesey.

ciidanka nabad sugid ayaana ku guuleystay furfurista qaraxaan waxayna usoo bandhigen warbaahinta Waxana Qaraxaa ayaa loo malaynayaa in xalay la dhigay



http://hobyomedia.com/2017/03/daawo...o-fur-furaya-qarax-sida-qatar-ah-loo-sameyay/
 
Last edited:
Status
Not open for further replies.

Trending

Top