All the women want a man with this skull shape
View attachment 44282
This is the main reason why I don't believe in Allah. How can Allah be real when there's people walking around with wimpy/ugly skulls? That is not intelligent design.
Xoolo..
Explain warya
Get some help bro.
Hablahu jeebkay eegan..balaayo been ku sheegtay..
Wuxuu ku mashquulay dhakada raga intuu shaqaysan lahaa
Anigu waxaan taagan ahay..waxaan billa dhaqanka..mala ragu ka hela...
Ninkani Soomali maba aha ayaan is iri
Waa laga yaabaa sxb ayaamahan ajaanib badan baa neefafka forumkan ka sheekeeya kusoo dhexdhuunta
How can Allah be real when there's people walking around with wimpy/ugly skulls? That is not intelligent design
Wallahi cunugani waa cunug waalan kulahaa
Waxaan sugnaaba waa @Ahmed Alawi jawaabtiisa
af somali cunugaan lamafahmo.... Ahmed doesn't even know somali... hes probably a Yemeni troll