What's the hardest drug you have ever taken?

Status
Not open for further replies.

rabshole

Aragaani
The fact that u linked my fave tune :banderas:


Laff u so mach aboowe
Post-geeyga kor utaagtooy.
Saacad kabacdii i quote-gareesoy.
Kedibna taageerkeeda ceshatooy.
Naaftii baad igu dhibteeeeee, ha nooginee waa ku nacay.
Waxyahey khaabka noloshu aqoon.
Niyada ha iga jabinin qalbiga waa kaa nacee :mjkkk::pacspit::mjcry:
 

rabshole

Aragaani
Ha igu qaraarine Iga quuso ima qalintide wadada ku qul qul

intaad i qadarisay qaabweyni ka ma qaadin. waa ku sidee walaale waxaas iga ma suurtoowaan :icon eek:
Adoo qurxoonoo qoortaada dheeryahay qalanjo waan ku oraday, taasi waa sax. 10/10 would do again:mjpls::whoo::yousmart:
Laakin qoys intaad ii noqotay qoloocnin kulama imaan kkkkkkkk nin koob shaax ah weli kuu gadin baan ahay, stage-kii isbarashada baanu ku jirnaa.
gacalisooy heestaan nin istaahilo meihi ninkelaad igu qaldeeysaa bey ila tahay :uCkf6mf::ummhmsmiley:.

Ka joog hooy ka joog:icon redface:
 

AceofSom

nx]\\0-9
Jamac Ducale (Jack Daniels) :mjlol: some mofo cadaans put it ina bottle, drank it accidentally, It burnt my throat
 

Mike Hunt

Astra incliant sed non obligant
DMT....I did it with some becky i used to know...wallahi i thought she poisoned me because you literally feel like your soul leaves your body

Other then that weed and liquor(sometimes)
 
Status
Not open for further replies.

Trending

Top