Agaasime ku xigeenka madaxtooyada Soomaaliya Cabdinuur ayaa caawa tagay xarunta wasaaradda Warfaafin Soomaaliya, isagoo doonayay in warbaahinta dolwadu sii dayso warkii kasoo baxay Villa Somalia, balse waxaa naloo xaqiijiyay in telephonadii ay ku dhagaysteen dhammaan agaasimayaasha warbaahinta kala duwan ee dowladda dibna uu isaga laabtay.
Warar la helayo caawa ayaa sheegaya in Farmaajo uu ciidamo usoo dirayo xarunta wasaaradda Warfaafinta si ay ula wareegaan, maadaama warkiisa laga siin dayn waayay warbaahinta ku hadasha afka dowladda.
This site uses cookies to help personalise content, tailor your experience and to keep you logged in if you register.
By continuing to use this site, you are consenting to our use of cookies.