Warbaahinta Qaranka Bans Farmajoo

Shacabka Soomaaliyeed oo Aad Ugu Faraxsan Warbaahinta Qaranka oo Laga mamnuucay Wararka Farmaajo

241839602_4684605084924270_6217717047487177437_n.jpg
 
Update:

Agaasime ku xigeenka madaxtooyada Soomaaliya Cabdinuur ayaa caawa tagay xarunta wasaaradda Warfaafin Soomaaliya, isagoo doonayay in warbaahinta dolwadu sii dayso warkii kasoo baxay Villa Somalia, balse waxaa naloo xaqiijiyay in telephonadii ay ku dhagaysteen dhammaan agaasimayaasha warbaahinta kala duwan ee dowladda dibna uu isaga laabtay.
Warar la helayo caawa ayaa sheegaya in Farmaajo uu ciidamo usoo dirayo xarunta wasaaradda Warfaafinta si ay ula wareegaan, maadaama warkiisa laga siin dayn waayay warbaahinta ku hadasha afka dowladda.
 
Top