Somali poetry

dhoodaan xaajadii

himadaan lasoo boodnay, waa loo han wayn yahaye
hilinkaan maraynaana, waa geedi hawl badane
dhexda inuu hadhsado kii raboow waa baan hoolanee
oo kii hara biya leh moodayoow waa haraad kululee
oo kii hooyasha guri doonayoow waa cidla u hadafee
kii hadimo diidaayayoow waa naftaa huridee
kii xoola habaabanoow kuma hodmaysaane
kii hadaaf xaraga maaganoow haaruftaad bixinee

@Gibiin-Udug
come learn somali u huuyo mataalo.
 
Last edited:

Trending

Latest posts

Top