security gets out of control, Jaale Farmaajo must execute terrorist prisoners

Status
Not open for further replies.

SomaliWadaniSoldier

Weeping for the Nation of 68
Interahamwe
VIP
He must hurry with the executions, as warning that any terrorist captured will be killed fast.
The last major executions happened during the days of Ameer Sh.Sharif then fake amiir qoslaaye made an end to that.

Magaalada Muqdisho waxaa ku sii kordhaya dilalka qorsheysan ee loo geysanaayo Askarta dowladda, Ergada iyo xubnaha kale ee la shaqeeya dowladda Somaliya, iyadoo dilalkaasi ay fulinayaan amniyaadka Ururka Al Shabaab.


Shalay kaliya Magaalada Muqdisho, waxaa lagu dilay Afar ruux, halka mid kalena dhaawac loo geystay, dadkaasi dilalkooda siyaabo kala duwan ayuu uga dhacay Magaalada gudaheeda, mana jirto illaa hadda cid gacanta lagu soo qabtay oo loo soo qabtay dilalka qorsheysan ee dhacay.

Dilkii ugu horeeyay ee shalay dhacay wuxuu ahaa Askari ka tirsan ciidamada Nabad Suggida oo afaafka hore ee Garoonka Aadan Cadde ku toogtay haweenay doonaysay inay Garoonka ka dhoofto, balse nolosheeda ay halkaasi ku soo gaba gabowday, kadib markii askariga ay wada murmeen, kadibna uu rasaas ku furay.

Waxaa xigay Askari kale oo ka tirsan ciidamada dowladda oo labo ruux oo dhalinyaro ah ku dilay Garoon Kubadda Cagta lagu ciyaaro oo ku yaallo Degmada Dharkiinley, gaar ahaan ka soo horjeedka Iskuulka Dhame Yaasiin Cartan oo ku yaallo isla Degmada Dharkiinleey, askarigaasi ayaa la sheegay in rasaasta ay uga fakatay dhalinyarada, halka dadka qaarna ay sheegayeen inuu si kas ah xabadaha uu u furay.

Sidoo kale waxaa xigay xalay fiidkii labo Askari oo ka tirsan ciidamada NISA in lagu weeraray Degmada Waaberi, gaar ahaan xaafadda Buurdheere, waxaana halkaasi lagu dilay hal askari oo lagu magacaabo Anas, kaasi oo la shaqeyn jiray qaybta hawlgalada Gobolka Banaadir.

Askari kale oo la socday Anas ayaa dhaawac culus uu soo gaaray, balse dhaawicii soo gaaray saaka ayuu u geeriyooday, waxaana lagu magacaabi jiray askarigaas saaka dhintay Ibraahin Shigshigow.

Ugu dambeyn xalay fiidkii ayaa sidoo kale waxaa xaafadda Nuur Adduunyo ee Degmada Dharkiinley lagu weeraray Maxamed Isaaq Tubane, oo la sheegay inuu ka mid ahaa Ergadii Xildhibaanada ku soo dooratay Magaalada Baydhabo, Tubanle, ayaa rag hubaysan rasaas ay ku fureen, waxaa ka soo gaaray dhaawac halis ah.

Cabsi xoogan ayaa ka jirta Magaalada Muqdisho, waxaana Ergooyinkii soo doortay Baarlamaanka Federalka Somaliya ay yihiin kuwa gacan ku ganbad ah, sidoo kalena Magaalada ku jooga walaac aad u xoogan oo dhanka ammaanka ah, maadaama Shabaab ay horay ugu hanjabeen inay beegsanayaan Ergooyinka.
 

SomaliWadaniSoldier

Weeping for the Nation of 68
Interahamwe
VIP
We need to capture all of them b4 executing them first. The amnesty shit better be a trap.
5093b258e72303a26950f633cf04ae74643a60f124d696f60924ced022130ea5.jpg
 

waraabe

Your superior
I heard mudane farmaajo instructs Nisa to abduct young teen girls for farmaajo to enjoy like the good old days
 
Status
Not open for further replies.
Top