My type of somali girls

Status
Not open for further replies.
She basically is Gaal not sure but the Somali Gaal version of Maya Jama
8cc0063afe931d583a0debc28e77bdc3.jpg


Where art though ?:feedme: :jcoleno::lawd::banderas::ohlord:
 

rabshole

Aragaani
:gladbron::ohhh: War Xaliimooyinkii way ilbaxeene! Sida ay farta u dhuuqeyso iyo action-keeda waxaad mooddaa in ay actress tahay. :mjlol:
Wey ilbexeen ma tidhi? :mjkkk:
Odey dalmar ah baan ku moodayoo aduun iyo belo soo arkay.
Hablaha somaliyeed cidi saqajaanimo kuma gaadho z3zrULC
Tani waaba miskiin.:damn:

Laakin ilahay wuxu ku maneestay ugu badan kooda waa xalaal freaks :lolbron:
kuwii kale bey kamid tahay, ee ilahay hasoo hanuuniyo aamin dheh:lolbron:
 
Wey ilbexeen ma tidhi? :mjkkk:
Odey dalmar ah baan ku moodayoo aduun iyo belo soo arkay.
Hablaha somaliyeed cidi saqajaanimo kuma gaadho z3zrULC
Tani waaba miskiin.:damn:

Laakin ilahay wuxu ku maneestay in ay ugu badan kooda waa xalaal freaks :lolbron:
kuwii kale bey kamid tahay, ee ilahay hasoo hanuuniyo aamin dheh:lolbron:

Haha @ ilahay ha soo hanuuniyo. Nimaan wax ogeyn Waaq ma cadaabo. Sxb, timirtii horeba dab loo waa. :pachah1:

War ninyahow magaalo yar ayaan joogaa oo Soomaali badan eysan joogin. Inta joogtana sannooyin ismaan arag oo maba dhex galo. Markan video-yo noocan ah internet-ka ku arko waan yaabaa, oo waxaan ogaa Soomaalida oo weli xir-xiran. lol
 
Waaryaa. Wadnahaad farta ku haysaaye. Dhuusaa kaa baxeysa ma is tiri. lol

Nope! I quoted you so that it will stay here forever. haha

So does that mean you're a married man? Or you're talking about your fantasy wife? What cilaan & cadar are you talking about, xeyraan yahow? Inagaad sheekadaa inoo rakibi, you iskaabulo fowqal iskaabulo. lol
 
Last edited:

Bohol

VIP
Chubby women turn me off (for some reason majority of halimos get fat easily).
I like average to slender.

Mud-and-Musk-founder-Haweya-Ismail.jpg
 
:damn::damn::damn::damn::damn::damn:
Abahaa dhakada kawasee delete-gareey qowsaarkaa tahay was:dead::damn::mjcry:

I trusted you madaamaad tahay qofka keliyah o afsoomali aan kula qoray meeshaan kuwa kalenah eysan fahmeeynin:faysalwtf:
Bls&bls waan ku baryey delete gareey :mjcry:
You don't have permission to view the spoiler content. Log in or register now.

Waar ninyahow waad cusub tahay ( at least with this account lol), cidina kuma taqaan ee maxaad qarineysaa, inaar? Halkan maaha sida Facebook oo dad aad in real life taqaan ay joogaan ee caadi iska dhig. :stevej:

OK, I edited it. But that's the last time we'll ever chit chat. You pissed me off, trouble-maker. :ufdup:
 
Status
Not open for further replies.

Trending

Latest posts

Top