Madaxweynaha Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa shir Gudoomiyey Shir looga hadlayey Amniga Guud Koonfur Galbeed

mohamedismail

Reewin. Lixda Gobol ee Maayland unii leh!
FB_IMG_1697895442426.jpg
FB_IMG_1697895435792.jpg
FB_IMG_1697895431486.jpg
FB_IMG_1697895426445.jpg
FB_IMG_1697895418019.jpg
FB_IMG_1697895411646.jpg
FB_IMG_1697895406451.jpg
FB_IMG_1697895403027.jpg
FB_IMG_1697895414613.jpg
 

mohamedismail

Reewin. Lixda Gobol ee Maayland unii leh!
Madaxweynaha Dowladda Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa Gudoomiyey Shirka Golaha Wasiirada Dowladda Koonfur Galbeed oo ka qabsoomay Magaalada Xudur ee Xarunta Gobolka Bakool.

Shirka Golaha Wasiirada Dowladda Koonfur Galbeed ayaa lagu Ansaxiyey Miisaniyada Sanadka 2024 ee soo Gudbisay Wasaaradda Maaliyada.
 
Top