The Midlands
VIP
Wallahi Xawaadle waa dawlad from matabaan ilaa budbud Al Shabaab hal taako kama heesato ayagoo heestaan Ceyr, Murusade iyo waceysle. Hada ka hor waxaan sheegay inay warxoolo ex Murusade oo hada Cayr ah ama xadka HG, Murusade iyo Xawaadle ku kulmaan ay naga soo weerari jireen
Im not here to settle old scores with HG i have no issue with them this is just a reminder of my thread back in February. Al shabaab dib ay u qabsadeen sinadhaqo iyo Labidule maalin dhaweeto Xildhibaan Jacfar ayaan ka maqlayay inay Cayr ja heestaan maanta waa officialin la xoreeyay. 24 deegaan oo 17 Murusade ah 7 na Ceyr iyo Duduble ah.
Al Shabaab waxay soo saartey awooda Xawaadle inay number one ka yihiin gobolada dhexe war cidaan iska ilaaliya Al Shabaab bakro jibisay idiinma daahaayaane
Waxaa Gacanta Dowladda Soo galay Tuulooyin
Ceel biyoodyo ,Deegaano Iyo Degmooyin Sida:
1.Degmadda Wabxo
2.Warxoolo
3.Wara Gibile
4.Waradhuumale
5.Ceel Uul
6.Ceel Soola
7.Ceel Goraf
8.Ceelboore
9.Ceel Gabbar
10.Ceel Cali Mire.
11.Cowsweyne
12.Dhisaq Tiir
13.Gumad Gal
14.Gunsar
15.Gal qoryaale
16.Daadaale
17.Indho Karbuuno
18.Jaaw
19.kax dhuumadley
20.labbi dulle
21.Sina dhaqo
22.bidda Ciise
23.Bajag ✅️
24.Baraak Macalin Cabdullaahi✅️
25.Qoradheere✅️
Ciidamada qabtay ayaa ka kala baxay Degmoyinka:
Masaga way, Maxaas, Dhuusa Mareeb Iyo Guricel.
Waxaa lagu Sii jeedaa:
Dac,Dab qurun,Dab Naxar,Dab Ugaas,Towfiiq
Ceel lahelay, Iyo Bur ujeed.
Yaasiin Fiidshe

Last edited: