Dhakhtarka Ajinabiga ah ee beerta ka sameystay Galdogob oo BBC-da la hadlay
Dhakhtarka Ajinabiga ah ee beerta ka sameystay Galdogob oo BBC-da la hadlay - BBC News Somali
Dhakhtar Muuse xilli uu ku sugnaa dalka Uganda ayaa waxa Soomaaliya soo aaday saaxiibkiis oo lagu magacaabo Simon, Simon waxa uu ka tirsanaa ciidamada difaaca Uganda ee nabad ilaalinta u joogay Soomaaliya gaar ahaan Muqdisho, intaa kadibna Dr Muuse waxa uu Simon u dirsaday in uu shaqo ugasoo...
www.bbc.com