DEG DEG: Boqortooyada Sacuudi Careebiya oo Puntland u fasaxday Aduun gaaraya 4.9 Bilyan oo Dollar
Aug 19, 2017 - SHACABKA
. inta Akhrisatay 9,318
Dawladda Boqortooyada Sacuudi Careebiya ayaa damacsan in ay fasaxdo Aduun gaaraya 4.9Bilyan oo Dollar, kas oo ay ku dhisayso Dekedo, Garoomo iyo wadooyin dhaadheer oo ay ka hirgalinayso gudaha Puntland.
Mashaariicdan ayaa ahaa kuwa ay horrey uga balan-qaadeen Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo, laakiin fashilmay markii ay Madaxtooyada Soomaalidu ka raacday Qadar.
Xogta la helay waxay cadeynaysaa in ay hadda Sacuudigu dhisayaan mid kamid ah dekedaha ugu muhiimsan ee dhaca bartamaha Soomaaliya, gaar ahaana ay maamusho dawladda Puntland.
Mashruuca dhismaha dekeda magaalada Garacad oo la saxiixay 2 sanno ka hor, ayuu hadda qorshuhu yahay in la bilaabo sidda ay sheegayaan wararka laga helayo magaalada Riyad.
Madaxweynaha Puntland Dr Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa booqasho rasmi ah ku tagay dalkaas, markii ay casumaad dhinaca Xajka ah ka helay Boqortooyada Sacuudi Careebiya.
http://www.shacabkanews.com/2017/08...-fasaxday-aduun-gaaraya-4-9-bilyan-oo-dollar/

Last edited: