ILJEEX MOORYAAN FLED FROM BALADWEYNE FOR HIS LIFE KKKK

Waligaa Iljeex hasoo dhaweynsanina. Ninkaan aad u jeedaan waxaa lagu magacaabay goaan beesha ku gaartey furimaha dagaalka kadib wafdi solidarity ay noo soo direen xiligii dagaalkii ceelqooxle waxaa goaanka gaarey xildhibaan sanbaloolshe iyo Cali jeyte iyo odayaal kale in loo magacaabo iljeex gudoomiye ku xigeenka shanaad ee gobolka waliba dibuheshiisiinta oo loogu danlahaa matabaan. Ninkii saas ku yimid oo wasiirka gudaha magacaabay asaga iyo mid kaloo iljeex ah oo ah wasiir ku xigeenka maaliyada ayaa dameeradii jowhar ayaantaan iska wasabsadey oo fitnada wada. Hada beesha waxay goaansatey in jaga ku sheega lagala noqdo inleen iljeex abaal maleh

Macawisleey ayaa xalay soo gashey lamagalaay oo goobeysay Jeyte ayaa qariyay ninkii uu dhabarka ka toogtey saakuu dhuumasho ku cararey halka midkii gaaljecel uu noqdey guri la aan maadama xaafadiisa seexan karin Jeytuu isku soo dhiibay 🤣🤣

Dhoobey hadaad sidaas u fulay taay oo colonel Sheerale baabuurkiisa ku carartey sidee Lamagalaay uga soo hadashey shaley meesha ma waxaad umoodey dameerada Jowhar inay kuguheeyn karaan mise gaaljecel dulsaar ah 🤣🤣
Screenshot_20230413-013949.jpg


Screenshot_20230413-013814~2.jpg


Screenshot_20230413-013949.jpg

Screenshot_20230413-014015.jpg





Diracleey Cali Madaxweyne ah oo shaley u qabatey 12 saac inuu Magaalada uga baxo 🤣🤣
Screenshot_20230413-013949.jpg


Screenshot_20230413-021820.jpg
 

Attachments

  • Screenshot_20230413-021820.jpg
    Screenshot_20230413-021820.jpg
    103.1 KB · Views: 16
  • Screenshot_20230413-021820.jpg
    Screenshot_20230413-021820.jpg
    103.1 KB · Views: 14
Last edited:
Top