Ictiraafka was a burden on all of us, Isaaq brothers welcome to the post-Al Shabab Somalia kkk

Walaalaha Isaaqa laba fikrad uu ictiraafkooda ku qotomay:

1- wax lama wadaagi karno Al Shabaabland(Koonfur) si taas u jirtana xiriir hoose ay la lahaayeen Al Shabaab ooy maal galiyeen

Waxaa ka dhaxeeyay heshiis dhigaaya in qoysaska madaxda Isaaqa/Dirka aan SL dhib loogu geesan oo ah sababta aysan u qarxin SL

Al shabaab burburkeeda wuxuu ku riday quus oo Dawlad xoogan ayaa koonfurta ka dhalaneysa this is what they right now feel.

Qodobka labaad waa xasiloonida SL iyo Xuduuda ex british SL ooy gacanta ku hayaan tiina meesha waa ka baxdey Isaaqlandna suuq ma leh

Hal wadaa idiin furan iska gaara oo Xassan Shiikh deal la gaara inteey goori goor tahay soo dhawaada wax kale la imaada oon ictiraaf aheen 🤣🤣

Kuwa waalan aa wali ku haya waa soo ceshanaynaa ciideena iyo xuduudeena 🤣🤣





Screenshot_20230826-003118.jpg
 
Last edited:

Trending

Top