red
purple
orange
Pink
grey
yellow
silver
Red - Casaan
Purple - fiyowlay (yacni violet)
Orange - oraanj
Pink - basali
Grey- grey
Yellow - huruud
Silver ?
red
purple
orange
Pink
grey
yellow
silver
Diric baad tahayHayaaaaay adaa ba meesha ugu saxsan. Khatar baad tahay ileen
my grandma say samawi like the sky samada for blueI think we do have a word for blue and it's just midabka cirka "Inagaa keenu waa cirka oo kale"
Kkk I was actually going to say dambas (ash) before I saw your post
Mise hooyadaa baad hurdada ka soo kicisay sidaad u waydiisoDiric baad tahay
I can't be asking such questions at my age.Mise hooyadaa baad hurdada ka soo kicisay sidaad u waydiiso
red
purple
orange
Pink
grey
yellow
silver
Dahab is gold sisRed - Colurka dhiiga
Orange - Colurika Trump Madaxiisa
Pink - Colurika dufarka
Grey - Colurika tinta Abo
Yellow - Colurika ilkaha Cadaanka :siilaanyosmile:
Silver - Colurika dahabka
You gotta improvise
Dahab is gold sis