Hoyada Somaliyeed Political Meaning

DR OSMAN

AF NAAREED
VIP
I didn't get this when my dad told me he said it's like code word for 'calool majerten ba ku jirta' hoyo bay idin tahay somaliyay idinkuna carurta dagaalamayo. He said isaaq waa cunugi ka baxay calosha oo orphan noqday and unrecognized iyo sidi lagu soo celin laha calosha ayaa la radinaya. koley sacad muse ayaa calooshisa la siiyay isaaq iyo awdal waxaa loo didan yahay hartiga kale. Imagine that lol. There is calool and more calool orders like somaliland, galmudug, jubaland, etc but their mini calools who carry with them their area and they unite under majerten calool. Looma sheego ma fahamsana, aduunka apparently knows the inspiration behind it and always refers to puntland as mother of somalia.

Damn my dad is old school kaftan wallahi, he was like dagaalka hamar waa siday hawiye uu kala gali lahayeen calosha majerten iyo nidaamka ay ku soo galayan, waxay raban shabab iyo qarax la so galan si majerten uu dhinto iyo hoyadisa. but the world doesnt take them serious the spoilers and areas of conflict, its clearly childish and therefore they are kids and will be told where the solution people of somalia are garowe.
 
Top