Hiraab waa fashiliyeen Hassan Sheikh

Waxa dhacay ilaa hada waa la rumeysan la yahay. Ceelbuur markii la qabtey kadib HG hagardaamo ayay biloowdey dagaalkii ay joojisay ilaa al shabaab dhinaceeda wabxo ka soo weeraran

Abgaalkii waxay baneeyeen ruunirgood hadana cawsweyne budbud iyo Ceeldheere iyo Galcad, gallibaax ooba sanad ka hor la xoreeyay

Maxaa kaaga baxay?

In markii Al shabaab dhiman rabatey hal mar la soo nooleeyay

Hada cabdimalik iyo saraakiishii ceelbuur ayaa helicopter loo dirayaa ciidanka waxaa la dhihi jabaaxa wabxo

Waxaa kaaga daran hassan sh ayay kula tliyeen inuu Galcad imaado ninkii saas u sheegay yaasiin fareey hada cadale uu joogaa asagoo kabihiisii ceeldheer uga soo cararey

Qorshe in xassan sh lagu dilo meesha ayaa ka socdey

Hassan sh hada ka hor waxaan ku dhahnay doorashada ku biloow oo dagaalka dib u dhig. Kooxdio farmaajo aa madaxdii iyo ciidankii iyo xildhibaanadii wali ah sida Qoorqoor iyo guudlaawe.war miskiin kaan xassan sh waxba ma oga laba sano bilaash ay uga dhamaatey 🤣🤣
 
Last edited:

DR OSMAN

AF NAAREED
VIP

It's time to stop arguing with abgaal and just get this ship moving Hiran state.
 
Trending

Top